Duufaan Posted February 28, 2011 Somaliland did not have choice but leave Kalshaale Few weeks ago they were about to close Buhodle. , Siilaanyo decision to make Kalshaale and neighbor village’s military base backfired as soon as he announced. It proved he did not have a military, the local Buhodle militia out skilled and out performed his paid militia, ‘so called Somaliland national army.” the question is, when will they force to leave Laascaanood. I am predicting in few weeks but maybe few months. Ciidamadii SNMta oo ka cararay jiidii ay isku horfadhiyeen ciidamadii deegaanka buhoodle una dhaqaajiyey qorulugud Waxaa maanta ka huleeley ciidankii snmta ee kusugnaa kal´shaale iyo agagaarkiisa kunasugan hada qorulugud arintaa oo ay soodedejisay markii dhimasho iyo dhaawac badani kasoo gaadhay dagaaladii aagaa kadhacayey yadoo kabixitaankaaooda aanay keenin wadahadal lalagalay balse ay ka quusteen aaga buuhoodle xag siyaaasad iyo xag awood ciidaneedba taasoo ku kaliftay inay sidhakhso ah uga baxaan halkaa markii magaalo walba lageeyey dhaawac iyo dhimashada ciidamada snmta waxaan umahad celinaynaa raga kuusha kasoohooyey daafaca dhulkooda cadeeyeyna inaanay raali kanoqondoonin in taako lagujiro dhulka ay degaan shacabka kunool ssc waxaan kalo ilaahay ugabaryeynaa ragii kudhintay dagaalkaa inuu ilaahay janadii geeyo Quote Share this post Link to post Share on other sites