Saalax Posted February 28, 2011 1200 askari oo ka tirsan ciidanka booliska Somaliland ayaa tababar loogu soo xidhay xarunta dugsiga tababarka ciidamada ee Mandheera oo 90 km dhanka bari kaga beegan magaalada Hargeysa. Barnaamijka lagu tababarayey ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa maalgelisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP, iyaddoo ciidanka tababarka qaatay la baray aqoon la xidhiidha dhowrista xuquuqda Insaanka, anshaxa askariga wannaagsan iyo habka wanaagsan ee la macaamilka bulshada, iyagoo islamarkaas gudanaya waajibaadkooda shaqo. Xilliyo kala duwan ayaa ciidanka la siiyey tababarka maadama ay ka mid yihiin booliska sida rasmiga uga howlgala magaalooyinka waa weyn ee Somaliland. Booliska qaatay tababarka ayaa laga soo kala uruuriyey dhammaan gobollada Somaliland. Togdheernews Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 28, 2011 Good ................ Mandheera Will be written in the history of Somaliland. I remember the first group of Police & Military in 1994 ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2011 Jacaylbaro;698409 wrote: Good ................ Mandheera Will be written in the history of Somaliland. I remember the first group of Police & Military in 1994 ,,, The porno director was held there until he fell ill and you had to release him... what a memorable place nooh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 28, 2011 Somalina 1200 ciidan eeh la tabbabaray bay u miliksanaysa , Hoooy ka joog ciidan kuma hayno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2011 lol... Mandhera is a memorable place uun baan idhi awoowe. The German porno film maker ayaa lagu haayey dee. Ma been baa taas? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2011 Tan Somalina wii ka sii daraysay ba German porn maker bii ku walatay lol. Aar X.X adiga inaanta awoowe uu ah ee daadka ka qabso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 28, 2011 Hooy inanta ha laga xishoodo ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2011 lol... JB la hadal dadkaan... Maxuu la cabaadaayaa? haddaan been soo qorey i sax dee intaad calaacalka naga yareyso. Ma German-ka porn star-ka Mandhera lagu haayey ayaad inkireysaa? it will not go away that easily walaal...iska adkeyso aight! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 28, 2011 Somalina horta odayga 72 jirka porn star ma ahayn eeh porn producer bu aha odayga ma isaga ba is qaadi kara goormu star noqday dee haa wu joogi jiray maandheera mandheera dee dad fara badan ba joogi jiray hadana wala cafiiyey weegan oo dhan cafis fara badan ba lugu jiray awoow marka kala saar jeelka maandheera iyo xarunta askarta lugu tababarayey shaqo isku ma laha wax baad isku dhex walaqaysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 1, 2011 Haa waa runtaa he was the porno film director. My bad! Haddii uu cafiska badnaa maalmahan maxaa loo cafin waayey dumarkii lala xukumey the German porno king? Mandhera koley lama hilmaami doono because of that old German ------------...yeah you guessed it, porn director. Aaheey! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 1, 2011 Somalina Xishood dee walal meesha dhaan wordka "P" baad kuso celceliinaysa. This topic is about 1,200 policemen being trained. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 1, 2011 My bad walaal JB iyo awoowe ayaan u jawaabaayey. Topic-ga soo socda ayaan ka hadli doonaa that German porn director. I'm out. Quote Share this post Link to post Share on other sites