Sign in to follow this  
Jacaylbaro

MISSING: Garaad Jaamac Xaglatoosiye

Recommended Posts

After all the puff and huff ,,, after meetings and clan meetings ,,, after creating a group called SSC ,,, after the long sitting in Buurawadal ,,,,,,,,,,,,,, now the two are missing.

 

The Garaad left long time ago ,, and last time he was touring the Arab countries and going to Europe for some money collecting.

 

Xaglatoosiye left when he felt the heat that something is gona happen in Buuhoodle district. The coward could not stay in Buuhoodle and made some silly excuses to run for his life.

 

Now things happened, people died .... he has never sent a condolences to "supposedly" his kins ... despite all the cry from the clan mercenaries and all that "Xasuuq" and blah blah ,,,,,, he never said a word.

 

I knew this so called SSC is not more than a project and once he made sure things are happening he had no choice but to runaway with the little money he collected from the Diaspora and from the Arab fools.

 

 

Even Faroole managed to say something ..................

 

 

Allah ha u sahlo umadda masaakiinta ah ee dhiigooda laga ganacsanayo ......

 

 

As i said many times, DAGAALKU WAA MASHRUUC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

After the defeat why start calaacal and oohin Mr. Buqland (JB)

 

Jb thinks that SSC movement is like Somalidiidland, a mashruuc to steal money from NGOs and woqooyi galbeed diaspora.

 

 

 

 

Why Warlord Siilaanyo and SNM Clan faction are constantly invading SSC regions and killing innocent SSC civilians and nomads? Reason is simple, Two Mashruuc (2. To get clan recognition MASHRUUC , and 2. get more funds from International community MASHRUUC )

 

The 80 years old Walord Mujrim Siilaanyo is war criminal he declared war on SSC regions and people, he encouraged his subclan to take over and build waterholes in SSC clan regions. Siilaanyo's attack on Kalshaale -SSC region caused the death of more than 100 people. People SSC heroically defended their region, and they defeated daalimiin/taaquut - Warlord Siilaanyo Dhiiyacab and his clan forces.

 

Because of hatred,Warlord Siilaanyo and snm clan mercenaries carried out crimes against humanity in SSC region. Warlord Siilaanyo committed a genocide and mass killing in SSC Region by murdering SSC civilians and SSC nomads.

 

Warlord Siilaanyo started a campaign of ethnic cleansing meaning to take more land from SSC clans to give his sub sub clan. Accordingly, the warlord encouraged his sub sub clan move to SSC clan areas and build waterholes. People of SSC realized the evil intentions of Somalidiid clan militi, and they decided to defend themselves . After the failure, the loss of both lives and material, and the defeat of snm militia, Warlord Siilaanyo (the coward) is forced to demolish the waterholes.

 

There is no reason why Mr. buqland (JB SOMALIDIID) should worry about SSC Leaders Garaad Jaamac hadidhahu Allah, and SSC President Suleiman Xaglotoosiye , it is NOT his business to know their location.

 

 

If the 80 years old Warlord Siilaanyo and his Somalidiid-land clan faction really want peace, it is very simple and attainable, People of SSC were demanding peace for the last 4 years and they were advising repeatedly Somalidiid-land clan militia to leave immediately all SSC region without condition for the sake peace.

 

Warlord Siilaanyo iyo Somalidiidkiisa waxa laga wayey war jooga, waxa ee diideen nabadii , waxa diideen inay ka baxaan dhulka ee khasabka ku joogaan, waxa ee diideen inay dumiyaan baraagaha daandaansiga iyo xumaan lagu qoday. Waxaa hada in dhowaan laga helayo daalimiinta dhibatada wada ee snm inay jiifso marka waayo dagaal uun bey wax ku fahmaan.

 

 

Allah ha sahlo, xaqana ha fahamsiiyo Warlord Siilaanyo iyo jabhadiisa dulmiga iyo xaqdarada ku howlan had iyo jeer. Allah uun baa hadeyn karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar maxaad waxaasoo qiiq ah isugu furaysaa ???????????

 

I'm not asking their physical locations waxna igamay gelin ............ the two are supposed to be the leaders sow maaha ??? ,,, When was the last time the issued press release, they talked to their people or even appeared in public ?????????

 

You claim XASUUQ baa dhacay ,, you claim magaalooyin baa la gubay ,, you claim reer miyi baa la gumaaday ,,, and with all these THEY ARE SILENT ????

 

 

Aaar naga daa dee ,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maxaa kaa galay meesha ee jiraan, physical or non-physical location, mida kale maxaa ku dadhigay, they NOT your leaders.

 

Kulahaa they supposed, Somalidiid who support Warlord Siilaanyo and oppression of SSC people and occupation of SSC region is NOT in a position to question SSC leaders or say what ssc leaders supposed to do. Mr Buqland JB your job is to question your warlord, inaad odey Dagaal oogaha ee Dhiigyacab Siilaanyo inaad la xisaabtamto .

 

They were NOT silent about the atrocities and the crimes committed by Warlord Siilaanyo and his clan miltia. This week they condemned the somalidiid attacks in the strongest terms, and demanded Warlord Siilaanyo to stop his war on SSC people and region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Hogaamiyaha Hogaanka SSC Oo Ku Canbaareeyey Maamulka Siilaanyo Dagaalkii Kalshaale-(Maqal)-

 

(lasanod Online)- Hogaamiyaha Hogaanka SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa Canbaareeyey Maamulka Somaliland iyo Ahmed Siilaanyo..

 

Oo shalay Dagaal kusoo qaaday deegaanka gobolka Cayn.

 

Deegaanka Kalshaale oo mar horena dagaal ku dhexmaray Maleeshiyada Somaliland iyo Ciidanka beelaha Buhoodle iyo kuwa SSC ee ku sugnaa goobtaas. Waraysigan waxaa qaaday idaacada Somali Voices

 

YOUTUBE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wasiirka Arrimaha Dibedda SSC Oo Ka Hadlay Arrinta Kalshaale-(Video)-

 

Lasanod Online. Thursday, February 24, 2011

 

(lasanod Online)- Madaxa Arimaha Dibadda ee SSC, oo ka hadlay arinta Kalashaale, kuna tilmaamay inay muhiim tahay in la joojiyo dagaalka.

 

 

Madaxa ayaa sidoo kale ka hadlay arimo badan oo ku saabsan SSC iyo mustaqbalka soo socda waxa ay ka damacsan yihiin.

 

YOUTUBE http://www.youtube.com/watch?v=3jVmzS6jwKQ

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dhagayso: Barkadihii Kalshaale Oo Ay Warlord Siilaanyo iyo Beeshiisa Qasab Ku Noqotay In Ay Aasaan. Beesha SSC oo Is Muujay Waana Dad Aan Xoriyadooda Laduudsiyi Karin .Dhagaysi Wacan

 

<a href="http://radioquljeednet.yolasite.com'>http://radioquljeednet.yolasite.com[/url

 

-----------

 

After TheDefeat ofSNM Militia: Silanyo Demolishing WaterHoles, &SL Suldaan Kalshale ownedby SSC Clan

 

Warlord Siilaanyo, Somalidiid-land clan militia and East Burco subclan militia all of them were defeated and they lost the war

At beginning, Siilaanyo was encouraging his subclan to dig waterholes in SSC Regions. Warlord Siilaanyo used somalidiid clan militia to support his East Burco subclan invasion of SSC Region [ Kalshaale]. Somalidiid clan militia suffered major defeat this month of February in Kalshaale.

 

 

Today, Warlord Siilaaanyo didn't have much choice , he admitted the defeat of his clan militia by SSC forces, he announced the surrender of snm clan militia, and he started demolishing the new waterholes created by subclan in SSC clans Region.

 

The good news is all the nabaddiids and somalidiids are unhappy, and SSC Unionist people and SSC Army are victorious and proud of their achievements.

 

 

 

---------------------------------

 

 

Suldaanka beesha woqooyi galbeed "Kalshaale waa deegaan beesha SSC leedahay"

 

Suldaanka beesha woqooyi galbeed ayaa sheegay in Kalshaale yahay deegaan beesha SSC, waayo magaca ayaa ka garanasaa ayuu yidhi, mana aha magac beesha bariga burco,

 

beesha bariga buco kama yeelano xaqdaro iyo inag dagaal ku qaado deegaan beesha SSC, Madaxweyne Siilaanyo waa ku khaldanyahay inuu la safto qabiilkiisa bariga burco si loogu duulo dhulka beesha ssc leeyahay.

 

http://www.togaherer.com/2011/02/19/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqaaddir-oo-si-adag-uga-hadlay-ka-qaybgalka-shirarka-soomaaliya-iyo-colaadda-deegaanka-kal-shaale/'>http://www.togaherer.com/2011/02/19/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqaaddir-oo-si-adag-uga-hadlay-ka-qaybgalka-shirarka-soomaaliya-iyo-colaadda-deegaanka-kal-shaale/">http://radioquljeednet.yolasite.com[/url

 

-----------

 

After TheDefeat ofSNM Militia: Silanyo Demolishing WaterHoles, &SL Suldaan Kalshale ownedby SSC Clan

 

Warlord Siilaanyo, Somalidiid-land clan militia and East Burco subclan militia all of them were defeated and they lost the war

At beginning, Siilaanyo was encouraging his subclan to dig waterholes in SSC Regions. Warlord Siilaanyo used somalidiid clan militia to support his East Burco subclan invasion of SSC Region [ Kalshaale]. Somalidiid clan militia suffered major defeat this month of February in Kalshaale.

 

 

Today, Warlord Siilaaanyo didn't have much choice , he admitted the defeat of his clan militia by SSC forces, he announced the surrender of snm clan militia, and he started demolishing the new waterholes created by subclan in SSC clans Region.

 

The good news is all the nabaddiids and somalidiids are unhappy, and SSC Unionist people and SSC Army are victorious and proud of their achievements.

 

 

 

---------------------------------

 

 

Suldaanka beesha woqooyi galbeed "Kalshaale waa deegaan beesha SSC leedahay"

 

Suldaanka beesha woqooyi galbeed ayaa sheegay in Kalshaale yahay deegaan beesha SSC, waayo magaca ayaa ka garanasaa ayuu yidhi, mana aha magac beesha bariga burco,

 

beesha bariga buco kama yeelano xaqdaro iyo inag dagaal ku qaado deegaan beesha SSC, Madaxweyne Siilaanyo waa ku khaldanyahay inuu la safto qabiilkiisa bariga burco si loogu duulo dhulka beesha ssc leeyahay.

 

http://www.togaherer.com/2011/02/19/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqaaddir-oo-si-adag-uga-hadlay-ka-qaybgalka-shirarka-soomaaliya-iyo-colaadda-deegaanka-kal-shaale/

 

 

-----------------------------------

 

Akhriso: Somalidiidka oo Qirtay in la Jabiyey iyo inJ jabdahii Somalidiid-land god madow ku dhacday

 

 

 

 

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer

 

Madaxwaynaha xilka inoo haya ee Ahmed Siilaanyo waxa uu hoos u dhigay sumacadii iyo

Mudane Siilaanyo

sharaftii ay lahayd Somaliland waxa god madaw ku sii dhacaaya rajadii laga qabay in reer Somaliland mar uun noqdaan qaran madax banaan oo xor ah taas maanta cid is waydiinaysaa ma jirto xukuumadanina waxa ay Somaliland dib ugu celinaysaa midawgii Somaliwayn waxa hadeerba bilaamay wada hadaladii ay wada yeelan lahaayeen Soomaliya iyo Somaliland iyadoo miiska wada hadalku saaran yahay in Somaliland ka noqotay goosashadii oo ay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya shakkh shariifna yahay madaxwaynaha Somaliland.

 

Markii ay dadku dooranayeen Ahmed Siilaanyo waxa ay galeen khaladkii ugu waynaa ee ay sameeyaan waxa ay ahayd in daystaan oo ay haystaan dawladii Daahir Riyaale ee xooga badnayd ee ilaalisay sharafta iyo Somacada Somaliland ku leedahay caalamka waxa dawladii daahir rayaale si toos ah u diiday in ay ka qayb gasho shirarka khuseeya Soomaalia iyada oo iska ilaalinaysay khiyaamooyinka caalamka iyo Soomaalia ku wiiqayaan qaranomada Somaliland waxii ay diiday Dawladii Daahir Riyaale waxaa si aan ka fiirsasho lahayn iyo idho la´aani ka muuqato iyo madaxmadax isugu tuurtay oo ka qayb gashay shir looga hadlaayay Somalia dawladan dhitinaysa ee Siilaanyo waxa ay dawladani ku kacday khiyaamo qaran oo wayn waxa aanan rajaynayaa in golayaasha sharci dejintu kala xisaabtamaan khayral musuulnimada iyo khiyaamada ay ku kacday dawlada Siilaanyo.

 

Waxaa Somaliland meel walba iyo jaho kasta ka soo galay oo ka soo weeraray cadawgii Somaliland lahayd ee ay dawladii Daahir Riyaale gumaysay ee u diiday in ay cag soo geliyaan xadka Somaliland ayaa maanta ka dagaalamaaya ubucdii iyo wadnihii Somaliland iyada oo aanay hada cadawgu waxba u jirin caasimadii labaad ee Somaliland ee Burco waxa ay dawladan siilaanyo bahdilaad wayn ku haysaa ciidamadii qaranka ee geesiyaasha ahaa waxa kale oo ay ku haysaa garbo duub aan u saamaxayn in ciidamadaasi sidii la doonayay u dagaalamaan waxa taasna aan ku cadaynayaa sidii ciidankeena loogaga adkaaday dagaalkii Maygaagle iyo Buuhoodle ee ay ciidankeena si xun u bahdileen oo sida ay doonaan ka yeeleen xoogaga ku kacsan Somaliland ee SSC ku waas oo guulo waawayn ka gaadhay dagaalkii ay la galeen ciidankeena waxaana guul daradaas u soo hoyatay ciidankeena masuuliyadeeda iska leh xukuumada Siilaanyo oo aan daacad ka ahayn difaaca qaranimada Somaliland talaabadaas oo ahayd talaabada ugu mihiimsan ee loo doortay madaxwayne Siilaanyo hase ahaatee waxa hada inoo cadaatay in aanu madaxwayne Siilaanyo hawshaas difaaca qaranka xilwayn iska saarin oo aad uga gaabiyay wax ka qabadkeeda halkii uu difaaci lahaa wadanka oo uu dagaalami lahaa waxa ay arinkiisu dhaafi waayay in uu maqaaxiyaha laga shaaheeyo uga yeedho laba oday oo reer Buuhoodle ah si uu dadka reer Somaliland idho sarcaad ugu rido laakiin horaa loo yidhi falaadhi gilgilasho kaagama go,do arinkan buuhoodle waa falaad ku taagan xukuumada Siilaanyo iyo reer Somaliland oo dhan hadii wax aan jirin iyo been la isugu sheekaynaayo waa halkeeda laakiin runtu waxa ay tahay Somaliland qaranimadeeda hada ma difaacan karto.

 

Madaxwayne Siilaanyo maalinba maalinta ka danbaysa khaladka uu samaynayaa wuu sii badanayaa khaladka uu sameeyay maanta waa mid colaada sii hurinaya waxa uu aasay baraagihii tacabku ku baxeen isaga oo aan kala tashan dadka deegaanka ah ee reer qurulugud arintaasna hore ayay uga hadleen wax garadka reer qoru lugud mana noqon doonto wax u cuntata dad daacad u ah Somaliland in sidaas loo bahdilaa. Siilaanyo waxa uu ciidan qaran soo dhigay kalshaale iyada oo aan cidi waydiisan waxa kale oo uu amar ka soo saaray arintii kalshaale isaga oo aan labada beelood ee meeshaas wada dega midna kala tashan taas oo ay aad uga xanaaqeen dadka ka soo jeeda reer Buuhoodle waxa halkaasna ka bilaamay dagaal ay ku hoobteen dad badan oo ka kooban labada dhinac ee dirirtu ka dhexaysay.

 

Siilaanyo isaga ayaa colaada ka huriyay deegaanka Kalshaale aniga garan maayo ujeedooyinka dhabta ah ee uu ka leeyahay laakiin waxa uu maantana dhabarka ka sii jebiyay oo colaadii geeyay meel fog asaga oo ciida ku rogay baraago dad reer Somaliland ahi lahaayeen isaga oo aan cidna kala tashan cidna waxba waydiin laakiin waxa uu ogaan doonaa marka ay colaaduhu isu bedelaan dagaalo sokeeyo oo ah kuwii 80´s iyo 90´s oo kale ah dadkuna isu laynayeen beelbeel iyo jilibjilib runtiina waa wax laga xumaado colaadahan iyo dagaaladan sokeeye ee Siilaanyo ka bilaabay wadankii amaanka ahaa mirkii xilka loo dhiibayay.

 

Madaxwayne Siilaanyo isaga oo aan ka adkaan cadawgii ka soo horjeeday ee dagaalka kula jiray Somaliland ayuu hada bilaabay in uu hadyado iyo falaawar ka hor geeyo SSC taas oo aan raganimo ahayn laakiin nusqaan ku ah qaranimada Somaliland waxa uu baraagaha kalshaale aasay isaga oo aan qabsan Buuhoodle calanka Somalilandna ka taagin xuduuda Somaliland oo dhan laakiin Beesha Solomadaw H/Jeclo way wadaysaa dagaalka ay ku difaacayso deegaankooda kalshssle waxa aanay nabad buuxda qaadanayaan marka uu Ahmed Siilaanyo hub ka dhigis buuxda ku sameeyo kooxda Somaliland diidka ah ee SSC reer Somaliland ha ******** in aan colaadu ku damayn oo keliya in la aaso baraagaha beesha Salo madaw H/jeclo oo keliya oo uu dagaalku halkiisii ka sii soconaayo ilaa inta la helaayo dawlad karti leh oo damaanad qaada amaanka wadanka oo dhan waxii Somaliland ku soo caana maalaysay 20kii sanadood ee u danbeeyay oo ahayd nabad dadku haysteen waxaa lix bilood oo keliya ku birburisay dawlada Siilaanyo waxaa dadka reer Somaliland ugu baaqayaa in laga hadlo amaan daradan sii xoogaysanaysa ee wadankeenii hooyo ka jirta taas oo ahayd laf dhabarta nolosha wadankeena laakiin hada u muuqata mid meel daran ku sii socota.

 

Ibrahim Jama

ibrahimjama2004@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Saalax;698376 wrote:
Liibaan is a bitter troll.

Saalax you are hater and mad because your snm clan militia is defeated by SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogaamiyaha Hogaanka SSC Dr. Saleebaan Ciise Axmed ayaa Canbaareeyey Maamulka Somaliland iyo Ahmed Siilaanyo..

:D:D ,,, Horta ma dhegeysatay waxaad soo post garaysay ???

 

Ninka waa la waraystay ee isagu muu hadal dee ................ I expected press releases, press conferences and so on ........ Not intuu meel fadhiyo inuu online radio intuu isaga soo raadiyo uu yidhaahdo "maxaad ka qabtaa" ??

 

come on ,, u can do better ......... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Liibaan. What did your militia defeat? Just yesterday alot of soldiers & Somaliland officials were in Kalshaale hence it's under the control of sland. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;698379 wrote:
:D:D
,,, Horta ma dhegeysatay waxaad soo post garaysay ???

 

Ninka waa la waraystay ee isagu muu hadal dee ................ I expected press releases, press conferences and so on ........ Not intuu meel fadhiyo inuu online radio intuu isaga soo raadiyo uu yidhaahdo "maxaad ka qabtaa" ??

 

come on ,, u can do better .........
:D

Cantarabaqashka iyo wax aan laguu dirsan iska jooji

 

Buqland/JB, you not making any sense here , you want to say anything, you said the SSC leader never talked about the recent attack on Kalshaale by Warlord Siilaanyo, I proved you wrong. You still insist for no reason because as somalidiid and supporter warlord siilaanyo, you only interested to say something negative about SSC movement. Reminder, don't worry if Xaglatoosiye gave interview, press lease, speech, etc it does not concern you really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Liibaan don't even respond to the secessionists. The SSC has proven in such a relatively short time of its existence that it is a powerful forces capable of inspiring the rest of Somalia. Why would secessionists care about where Garaad Jama and others are? Isn't that something that SSC and it's supports should be concerned about?

 

Our NW Somalia brothers have been humiliated, the SSC have rejected the weak negotiations sent by the SNM leaders, they have defended and defeated the even weaker SNM aggression and most of all it has now been clearly proven that not all area's want to be part of Hargeysa illegal government and that it will (like it is now), cause conflict.......independence is even more hopeless than ever because of the Buhoodle battles.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this