Liibaan Posted February 28, 2011 Wasiir ka Tirsaanaa maamulkii Puntland La odhan jirey oo ka hadlay Burburka ku habsaday maamulkaas{Dhagayso}. Mudane Bashiir Cali Biixi oo Fagaare kala hadlay Shacabka Magaalada Gaalkacyo aayaa sheegay in maamulka faroole raali ka ahayn Soo celinta Deegaanada maqan ee SSC. Mudane Bashiir ayaa sheegay sababtii looga qaaday xilkii uu hore uga hayn jiray maamulkii hore loo odhan jiray Puntland. Mudanaha ayaa cadeeyey qaabkii Faroole uga qaaday xasaanada Sadexdii Xildhibaan ee ka dhiidhiyay dulmiga Siilaanyo ku hayo Shacabkooda iyo Sida Faroole ugu qanacsan yahay Gabood falada Jabhada SNM. Halkan Ka Dhagayso —— http://allssc.com/wp-content/uploads/2011/02/Wasiirkii-Hore-Ee-Caafimaadka-Ex-Puntland-Bashiir-Cali-Biixi1.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites