Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President Bardons War Prisoners from Kalshaale

Recommended Posts

From Widhwidhonline:

 

Waxa haatan Magaalada Buuhoodle ku soo Wajahan tiro Maxaabiis ah oo lagu Qabtay dagaaladaii ka dhacay Deegaanka Baliga kalshaale iyo Hagoogane Maxaabiistaasi oo lagu hayey Magaalada Burco iyo Xabsiga Magaalada hargaysa, Waxayna Maxaabiistaasi haatan ku soo fool leeyihiin magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.

 

Goor dhaway Magaalada Buuhoodle Waxa ka anba baxay Qaarkamid ah Culumada Buuhoodle iyo Waxgaradka Buuhoodle oo Maxaabiistaasi lagu soo Wareejinayo Magaalada guubays oo katirsan Magaalooyinka SSC Waxana Maxaabiistaasi Wada Qaarkamid ah Horgalada Maamulka Somaliland oo doonayey inay Maxaabiistaasi keenaa Magaalada Buuhoodle.

Waxana lagu Wargaliyey Horgaladaasi inaanay imaan karin Magaalada Buuhoodle dibna uga laabtaan Magaalada guubays halkaasi oo lagu Wareejin Doono Maxaabiista, magaalada Buuhoodle Waxa haatani ka socda diyaar garow xoogan oo Maxaabiistaasi Cadowgu haystay lagu soo dhawaynayo loogana hortagayo Duleedka Buuhoodle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Again from Widhwidhonline:

 

magaalada Buuhoodle Waxa caawa siwayn loogu soo dhaweeyey maxaabiistii lagu qab qabtay dagaaladii ka dhacay deenaagada kalshaale iyo hagoogane maxaabiistaasi oo maanta la keenay tuulada guumays oo katirsa deegaanada ssc, Waxan halkaasi Galabta ka soo Galbiyey Culumada Buuhoodle iyo Waxgarad kale.

Maxaabiistaasi ayaana waxa caawa siwayn buuhoodle ugu soo dhaweeyey shacabka buuhoodle iyo Eheladooda oo diyaar u ahayd Caawa magaalada buuhoodle, Waxana wajiyada maxaabiistaas ka muuqatay farxad aad u balaadhan iyo Guud ahaanba deegaanka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this