Mad_Mullah Posted February 27, 2011 JB its already been proven that Marfashland don't have Sharaf. You sold your women to the British now the diff is that its a German. So Qabeel obsessed are you that the one tribe led country can make no mistakes. Instead of denouncing it you say 'But...' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 27, 2011 Odayga maanta dhinaca cafiskaa shaqaynayay ,,,,, malaa xalay buu salaado badan tukaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 27, 2011 Jacpher;698146 wrote: OO waxaad ileedahay the sixteen safiir uma iman recongnition ee dan kaley wateen? Meetinka Siilanayo with the sixteen safiir ay JB iyo NG balada ka dhigayeen was all about the porno guy. Hadde ninkan tol baa u gurmadayee gabadhaa yaa u tol ah? I dunno why that nearly killed me! ROFL!!!!!!!! Wuu jiran yahay oo dhiman gaaray mee la soo shirtageen? Alloow alle...I wonder meeq non-white ah oo xiran ayaa jirta? Toloow kuwaa mala cafiyaa mise lasii daayaa, for health reasons of course? Jaw! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 27, 2011 Kuwii SSC ee maanta la sii daayay miyaanad arag ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 28, 2011 I don't know how many of you ayaa ka xun gabdhaha SOOMAALIYEED ee la fadeexeeyey, waxaad moodaa in qaar idin ka mid ah ku faraxsantihiin sharaf dhaca iyo falka foosha xun ee uu odaygan dayuuska ahi u geestay gabdhaha Soomaaliyeed simply because waxaad wadataan another agenda iyo qabiil iyo qashin ayaa idinka buuxa oo waxaa tihiin dad wada xanuunsanaya oo daawo u baahan. Ninkii ku farxa dhib soo gaaray gabar SOOMAALIYEED wallaahi kaasi waa nin sick ah oo u baahan inuu daawo raadsado...meel kasta waddanka waxaa ka dhaca falal laga yaqyaqsoodo oo loo geysto gabdhaha Soomaaliyeed oo uuna u geysto nin Soomaaliyeed, do you think kuwa idinku qabiilka ah waa safe ama wey ka sharaf badanyihiin kuwa halkan aan uga hadleyno just because isku qabiil baadtihiin? Gabdhaha Soomaliyeed meel walba waa lagu fara xumeeyaa...ama haku noolaadaan Somaliland, Puntlan, Mogadishu ama Kismayo laakiin qaarkiin taas indhahaad ka xirataan just because kuwa falkaa foosha xun geysananaya waa qabiilkiina...that's how sick we've become and wouldn't you now Odaygan dayuuska ahna wuu ogaaday taas and rumeyso ama diid he could've done this to any gabar Soomaaliyeed meeshee doonto haku noolaato ama qabiilkee doonto ha ahaato marka Dear Somali Brothers waxaan idinka codsanayaa, actually waxaan idinka baryayaa in gabdhaha Soomaaliyeed sharaftooda la ilaaliyo, ninkasta wuxuu jecel yahay in tan la dhalatay ama uu dhalay aan lagu xad gudbin, hadaba xasuusnow gabdhaha aan halkan uga hadleyno ee aad moodo in qaarkiin ku faraxsanyihiin nasiib xumada qabsatay ay mid adigoo kale ah, ama laga yaabaa inuu kaa raganimo iyo krti badan yahay walaashiis tahay ama gabartii uu dhalay. Allah ceebteena iyo tan muslimka oo dhan ha asturo Insha Allah. Peace, Love & Unity Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted February 28, 2011 ^ Amiin, BOB. This is very embarrassing. Maxaabiista la xidhnaa maxay uga takhaluusi waayeen dayuuska tolow? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted February 28, 2011 This is a joke! this dayuus in la dhagaxeeyo ayay ahayd. Along with this 'mad mullah' troll. :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted February 28, 2011 He shont last this long period! mudankiisa inla marsiiyo bey aheyd long before appeal or cafis date. I hope the women were pardoned too Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 28, 2011 Jacpher;698146 wrote: OO waxaad ileedahay the sixteen safiir uma iman recongnition ee dan kaley wateen? Meetinka Siilanayo with the sixteen safiir ay JB iyo NG balada ka dhigayeen was all about the porno guy. Hadde ninkan tol baa u gurmadayee gabadhaa yaa u tol ah? Go on and mix your stories up why don't you! If the president pardoned them all, fair enough. If not, someone needs to kick up a fuss (preferably the opposition). Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted February 28, 2011 you know when you are in the among the hustle and bustle, you dont need to to refer to a site like this. simply because i have seen the vids and the old german man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2011 Shaki iguma jirin in this porno dude la sii daaynaayo. The so called maxkamad is a joke. Judge Judy's court is more reliable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 28, 2011 Somalina, Maxkamad xaakimkeeda inuu xanaaqsan yahay laga yaabaa oo uusan rabin lasii daayo the old porno dude (what is the somali word for porn start by the way?) LOL. Madaxweynahaa nin waalan ah.. he thought that the so called 16 delegates' visit was worth of releasing the dirty man. KK LOOOOOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 28, 2011 Zack... kii la xukumaba waa la sii daayaa...what is the point maxmada ay sharafta isaga qaadeyso marwalba... I wont be suprised haddii 1 episode of Jersey Shore lagu duubo Hargeysa, the crew and cast 4 sanno ayaa lagu xukumaa waana la sii daynaa, baam. Wixii porn producers ah ayaa meel u furantey koley... soo dhawaada ahaa talaabadaan. Shiidh fooqal shiidh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 28, 2011 Somalina, I see whacha saying, it makes no sense to sentence a criminal when they will be "pardoned". Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 28, 2011 LOOL@Jersey Shore episode. Quote Share this post Link to post Share on other sites