Jacpher Posted February 27, 2011 Somaliland didn't make it to the list. Our own SOL does not recognize Somaliland as a country. I thought Libaax was a bit liberal when it comes to the SL affairs. On a serious note, Falestiin xagee looga tagay mise wili not officially a country on World map. So is the Western Sahara Muslim majority country. I understand this method of Muslim majority is by percentage wise meaning it looks a country where the majority of the population make up Muslims. Laakiin if you do by religion wise counting the religion that makes up the majority of the country, then you get many more countries where Muslims make up the majority of a religion group in a country. Places like Bosnia, Tanzania and Ivory Coast iyo kuwo kaloo badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted March 1, 2011 somaliya 99% ayaad muslim ah yaa sheegay ,halka gaalka ah halkuu joogaa , murtadiin wey dhici karaan ,hadiikale waa 99.999% afarta xabo oo lacagta diintooda ku badashay ee dibadaha joogo nooma xisaabsano , tira ahaan marka laga fiiriyo waxaa jira dowlada badan oo muslimkooda 50% ka badan yahay ethiopia ,malawi 52%و binin,gabon gambia ,afrika kaliya ayaaba 25 ah 47 halkeed kasoo qortay Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 1, 2011 ^^ 2004 ayaa lagu qiyaasay toban kun soomali gaalo ah iney joogeen Somalia iyo kenya kuwa dibedda ku galoobay iska daaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted March 2, 2011 oba hiloowlow;698659 wrote: ^^ 2004 ayaa lagu qiyaasay toban kun soomali gaalo ah iney joogeen Somalia iyo kenya kuwa dibedda ku galoobay iska daaye. somaliya dhaxdeeda xitaa shan qof oo ridootay meel ku sheeg ,kenya iney jiraan waa macquul lakin somaliya taas wa ben, 10000 yaa soo aruuriyay xogtaas ma war kaniisada sheegtay ayaad ii wadaa mise war kale Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 2, 2011 Hashalilaah waa buuxaan dad gaalo oo somalia joogi jiray hadda ma ogi laakin 95kii ilaa iyo 2004kii waa jireen,, Xarun ayeey ku heysteen Degmada Shibis nin Mikaa'il la dhaho ayaa meesha diinta krishtaanka ku faafihaaye ciidamo oo heybtooda la garaneyn ayaa dilay... Koley aniga intey yihiin ma ogi gaalada balse iney badan yihiin aan ogahay websiteyo ayeeba leeyahiin halkaas ka akhriso macluumaadkooda.................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2011 Jacpher;698150 wrote: Somaliland didn't make it to the list. Because it is not or never was a country on its own! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted March 4, 2011 Abwaan;699429 wrote: Because it is not or never was a country on its own! lol walaal wey noqon karaan hadeey UN aqoonsado dunidan idil waa dowlado kala gogo'ay india/pakistan/bangladesh/nepal kuligood hal wadan beey isku ahayen waana isku dad , labada korea waxey ka go'en chine ,so meysan go'i karin ,hadey go'aana sow dowlad islaami ah oo soo korortay ma ahan tira un baan ku badsaneynaa moyee taya markii horaba lama heynin . lakin inaan halwadan ahaano ee kii xamar ka tagay uu hargeysa ku raaxeyso xiley yara diiran tahay ee aan visa iyo wax lamid ah eeysan jirin ayaan jeclahay ,waase hadaan nabadgalyo koonfur ka dhacdo ,intase balaayadan ka aloosan tahay meeshooda ha inoo joogaan walaalehen reer somaliland , maadan maqal inta reer koonfur ah ee uqaxday somali land xiliyadan danbe war afkii reer xamar ayaa hudheelada looga qaxweeyaa hargeysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 4, 2011 Nabad_dadiye....Dadka gobollada Waqooyi deggan oo dhami ma rabaan inay go'aan ee ma koox baa dadka afduubaysa? Cid afti ka qaadday ma jirto, Soomaaliya lafteedu ma xasilloona si xudduud dhab ah loo jeexo. Ma waxaad leedahay cid dal ay xukunta raadinaysa halloo daneeyo? Taasi ma soconayso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted March 4, 2011 You understand why Somalia & Afghan are in a mess. Islam is the religion of 99.7% of Afghanistan and Somalia( if not 100%). They have been envied, invaded and divided. The western world doesn't want to see a stable homogeneous countries. Instead they create a bad name for Islam....but people are helpless with fake media propaganda. It's the same reason why Arabs fed up with the puppet leaders. Those guys will never recognize you till you turn out to be one of them. Somalis, you're just lucky race. But your enemies are numerous. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted March 5, 2011 oba hiloowlow;698659 wrote: ^^ 2004 ayaa lagu qiyaasay toban kun soomali gaalo ah iney joogeen Somalia iyo kenya kuwa dibedda ku galoobay iska daaye. Soomalida gaalo kama dhamaato, anaga uun baa chock ka helnay, markaynu maqalno "soomaali gaal ah baa jira". Markaa ani i think wayba ka badan yihiin inta la ogyahay. Mida kale "where the muslims are the majority" waxba inooma tarayso hadaynu xuunsho nahay. Muslimiinta intoo badan wax tar ma laha, gaal iyo balo daran bay biyaha ka daba wadaan, Nabad_dadaye fiiri, 5 qof oo ridoobay hadaan kuu soo tiriyo amaad xanaaqdaa? AKhi(walaal, inaadeer, abti) waxba ha ka yaabin in la gaalooboo. Sida waysaduba u leedahay waxyaalo buriya, bay gaalnimaduna u leedahay. Marka waxba ha argagixin. Quote Share this post Link to post Share on other sites