isqarxis Posted February 25, 2011 hees kusaabsan xaalada dalkayga somaliland iyo madaxdayda oo aan garan la,ahay waxa ay damacsan yihiin iyo meesha ay wax u socdaan oo ilaa iyo hada laguba jaha wareersan yahay dawladii kulmiye ee kusoo baxday codka shacabka Akhris fiican.by Osman yusuf.Denmark. Kulmiyow dalkeenii daacuun ku noqotoo daaficiina lummisoo dariiqaynu hayniyo ka talawday dayrkii distoorkeenu dhigayoo wisiiradi darjiidhoo mid waliba tantii guud mid qabiil kadoorbiday ciidankiina dummisoo deegaan la,leeyahay dammac reero kalla galay ayaad daafac leedahay dulmmigaa ayaa dhigay? dhiiga daadanaayiyo denbigaa ayaa galay?qoontaydin dammaq deen sidee loo daweeyaa? kulmiyow dareen adag shirarkaydin damacdeen London looga degel dhigay waxa dabada kaga jira somalilandiid iyo qaar laduufsaday wisiirkeeni loodiray dariqeeni ka,an baday miyaad daafacaysaan? maxaa keenay doodaha? iyo caydan daalacan?miyaa laydin doorsaday? mise waad duraw deen?denbigaad gelaysaan distoorkaydin jebiseen dalkeenaad halayseen mucaaridkaad duraysaan madanbaydin moodeen? Xirsi geenan doobta leh Cabeindka loo diray wuxuu doono fali kara dahanshiil kasaaqiday daa diyihay odaygii ay shacabku doorteen kala dilaya ina land miyaan xeer dabraa jirin?duulista iyo hawwadii ninkii heedhe loodiray sharaftii dalkeeniyo haduu derajadii helay caydan uu jilbaha daray maxa nuun da waynoo dirkiyo laftaba xulay qabiil daafac weeyaan mise waa dakane hore iyo xeelad kale dege? dulmiguu kagalay reer sidee loo daweeyaa? Ruug cadaadi geenii duqa reerka ugu wayn ee,ay shacabku doorteen majaraa u duugnaa? mise waa ladoorsaday?dawladeeni ina land dawga ay kusocotaa hadaan maanta laga dayn dariiq oodan weeyaan iyo diris sokeeyaad afartaa madaabacay. Dood kalana waan furay, kulmiyow dalkeenii deganaansho lagga waa dariiqii hargaisaa daarihii lagu bayaa Polis-kii daraa iyo Sirdoon keeni dihinaa saw maydin kala dirin qaaraan duniba war u hayn daaduumay beri hore bari lagama soo dirin danbigeeda yaa qaba?shacabkii kudoortaa diif adagi haysaa sixir barar dulleeyaa dusha sare kasaarteen dan,yartiina lee,doo macaluul dushiinay dariiq yadda lajiifaan denbi meesha lagu galo ama eexda lagu dedo Nimcadaa kadu rugtoo Duufaan hadheeyiyo Abaaraa dureeyee Deeqdii Eebe laba waa Biyo dhaamis baa dilay Roobdoona lama dirin Dawladan sugaaynaan qaladkay dedaysiyo dalba juuqe heeday ayay daafac leedahay dood kalana furatoo qabilaysi doontee golayaashi didisee guurtidii dayaysee danta ay kaleedahay waynu daawan doonaa shacabkow bal daawadda afartaa madaabacay dood kalana waan furay. Duqii reer jabuutiyo Dilaagii madoobaa somali kala dilay dilaalkii as qaysnaa dabinada xidh xidhi jiray qarankeenan dihin weli sidii loo durayn laa ina Cigaal kadaafacay mididii dabka lahayd Riyalana kudeyay marar dammaciisu muu hadhin waanu ina dul joogaa kulmiyaanu dagayaa Ismail doraad dermadii casaydee dariiq yada idiin dhigay ayaad daacad moodeen Libaax yadii dalkeeniyo Caybalkii saxeexdeen ninka maanta daganow taariikhda duuga ah waa mid kuugu daabacan danbigana Adaa qaba duqa reerka ugu waynow ama hooy is daba qabo oo duuga wax u eeg ama sii dur duriyoo Geriyaad dusheedii duufaan hagugu dilo. afartaa madaabacay. dood kalana waan furay shacab keenan deriska ah duulkaa nin wadda dhalay dadka reer Hargaisaad afarteeda daamood waa duul walaalo ah oon laysku diri karin dab munaafaq soo shiday aanu abid duraynayn waxase maanta ugu daran wisiirkeeni soo degay tiknikada ladaba dhigay daan daansigaa baxay tolow yaa ladagayaa? danna gaara weeyaan shacab koo la kalla dilo daan daan u kalla baxa waana xaajo dedan weli danta ay kaleeyiin ummad yahay bal daawadda madaxdaynu diraniyo waxa loo dan leeyahay laba aan is doonayn kala durugsan weeyaan duqa reerka ugu wayn malaa waa ladoorsaday? baaq yada is daba maray eedahan *****lka leh in shaarooyin kaa dedan xulufaysi doonkaa medhyahan durradda sidda30 sano wixii tegay wuxuu maanta daran yahay Ahmed jabane doox doox,eel durugsan soofaadh danta uu kaleeyahay shacab yahaw dareenkaa Ana waan kadigayaa ninkii shacabku doortow dal daloolka muuqdiyo arimahan is dabayaal mallaa daacad kama ihid dooda waxaan kuxidhayaa Adigiyo dareenkaa nin kastoo danbaaba,baba Aakhiraw danbaysee maantaad dunida joogtaa oday yahaw is daba qabo daa danaasiyo dirir sokeeyaad dulmmi Adigu haw gelin taariikhda duuga ah denbigeed iska ogaw.qarankii laguu diray yaan dammac shishee yaad heedhe dayrka kaaridin,Xamartaa dubuu helay kursigaan dawaysmayn yaanu kaagan kaa dummin dammacaa iska ogowWisiiradan darjiidhka ah dabar gaara la ogow xisbiyadan dan kula wadda yaan cadawgu kugu dirin abtirsiimo duugawdee yaanay heedhe kulla degin dadka kii shisheeyiyo iyo deriska aad tahay Aday daacad kuuyiin dawladuna inoo siman dooduna inoo xidhan nin qabiilku doorsaday heedhe yuu daf soo odhan iyo daafac reerkii Dubahaygu yuu helin heedhe waan kadigayaa. barre408@yahoo.dk Osman Yusuf Denmark. http://www.togaherer.com/2011/02/24/hees-ku-saabsan-xaalada-dalkayga-somaliland-by-osman-yusuf/ Quote Share this post Link to post Share on other sites