Sign in to follow this  
Liibaan

Guryihii Beelaha SSC ku lahaayeen Hargeysa oo dab la Qabadsiiyey‏

Recommended Posts

Liibaan   

guryo%20la%20gubey.jpg

 

 

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in labadii toddobaad ee la soo dhaafay ay beesha ***** waddey olole ballaadhan oo lagu gubayo guryaha beesha *******..

 

ku leedahay magaalada Hargeysa. Arrintaasi waxay ka dhalatay ayaa la leeyahay, kaddib markii ay in dhoweydba dagaallo faraha lagaga gubtay ka dhacayeen degaanada Kalshaale, Hagoogane, iyo Meygaagle.

 

 

 

Dagaalladaas ayaa jab iyo halaag xoog badanika soo gaadheen maleeshiyada beelaha ***** ee halkaas ku tagtay duullaanka dhulboobka ah. Sida taariikhda dhow iyo ta fogba ku cad, beelaha ***** ayaa ah kuwo fudeyd iyo caadifad sida soodhaha oo kale ah ku gala khaladaad baxaad leh dabadeedna aan khasaaraha ka soo gaadha khammaarka ay galaan aan u yeelan wax adkaysi ah. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “Ama Afeef Hore Lahaw Ama Adkaysi Dambe”.

 

 

 

 

 

Haddaba dadka ka soo jeeda SSC iyo beelaha kale Daaroodka waxaa la gudboon inay ka guuraan magaalooyinka dadka aqoontooda, garaadkooda, iyo xilkasnimadoodu sidaa u gaabam tahay. Waxaa dhici karta in dadka beelaha Daaroodka ka soo jeeda naftooda lagu waxyeelleeyo deegaanada SNM-ta haddii jabka dagaallada socdaa ku sii ballaadhaan. Waxaana hubaal ah in jabka SNM-ta soo gaadhi doona u noqon doono mid aan laga sheekayn kari doonin.

 

 

 

 

 

Shacabka Isaaqa kama madhna dad waxgarad ahi, hasayeeshee waxaa hoggaanka u qabtay ayna ka raalli noqdeen dad wax-ma-garato ah oo indhahooda ku jeediyey dadkii xabiibka iyo walaalahooda ahaa ee Soomaaliyeed uguna sheegay inay cadowgooda yihiin. Doqontuna waxaa la yidhi indhaheeda cadaw kaleba kuma aragto aan ka ahayn xabiibkeeda. Taasina waa ayaan darrada beelahaas SNM-ta haysata. Ilaahayna wuxuu yidhi “ Ilaahay Qoomna Kama Beddelo Xaaladda Ay Ku Jiraan, Ilaa Ay Iyagu Beddelaan Sida Ay U Dhaqmayaan Ama Waxa Ku Fikirayaan”.

 

 

 

 

 

Waxaynu Ilaahay uga baryaynaa inuu beelahaas garansiiyo xaqa waa dad Soomaaliyeed oo habawsane, inay hagaagaanna iyaga iyo Soomaali oo dhanba dan ayaa ugu jirta.

 

 

 

 

XOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

This is a fact, different sources reported; it is true that a lot of houses were set on fire while other houses were marked in this month, after SSC forces twice defeated SNM clan militia in Kalshaale. Also there is innocent people being shot or killed by unkown groups. Warlord Siilaanyo addressed this particular issue few days ago, he was asked by media about houses being burned ???

 

No surprise here, crimes happen during wars, like after 9/11, 1991 in Somalia, 1994 in Rwanda, 1992 in Bosnia , 1999 in Kosova, and more recently in Ivory Coast, Libya, Egypt, and Tunis.

 

Hate crimes agaisnt SSC people in Hargeisa and Burco have dramatically increased after recent wars between Somalidiid/snm VS. SSC in Kalshaale,Hogaagane, and Meygaagle. Many SSC families were forced to leave Hargeisa and Burco to safer places like Laas Caanood, Jigjiga, Djibouti, etc.

I know one family that left to Jigjig last week, they were unable to go Las Anod, and according to them they didn’t trust the safety of the long road to Laas Caanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wiil Reer SSC Ah Oo Magaalada Hargeysa Gudaheeda Lagu Toogtay. (Horufadhi.com)

 

Wiil dhalinyaro ah magaciisana la yidhaado Cabdiraxmaan Saciid Maxamed Cawl, ayaa waxuu ka ahaa magaalada Hargeysa Arday Wax ka barta. Hooyadiisna ay ka soo jeedo degaanka Hargeysa, ayaa waxaa toogtay Askari Booliska Hargeysa Ka tirsanaa.

 

Kadib Askarigii markii la qabtayna waxuu sheegay sababta uu wiilka u toogtay ay ahayd in walalakiis lagu dilay dagaalka Kalshaale, uuna sidaa daraaddeed uga aar gudanayey.

 

Cabdiraxmaan Saciid Maxamed Cawl, ayaa dhaawac culus soo gaadhay. Dhakhtarka Hargeysana hadda lagu dabiibayaa. Sida ay noo sheegeen Qaraabada wiilkan mar aa xidhiidh la samaynay, ayaa sheegay in dhaawaca Wiilkan ay u qaadi doonaan magaalada Jig-Jiga, maadaama aysan isku aaminayn Cisbitaalka, oo Akarigii isku dayey dilkan Xabsi aanu ku xidhnayn, ee meel iska bannaan lagu hayo, oo booliska hortiisa ah..

 

Dhanka kale Waxaa maanta ka dhacday magaalada Burco gudaheeda in labo nin oo reer SSC ah gaadhi ay saarnaayeey, oo noociisu ahaa markII lagala degay, ilaa haddana aan lahayn jaan iyo cidhib meel ay dhigeen.

 

Wixii war ah ee dambe ee ku saabsan xaaladda muwaadiniinta SSC ee jooga Waqooyiga Soomaaliya kala soco

 

http://horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

SSC maxad ugu saadin??

 

This is a lie, not a single SSC house kuma jiro. Everything does not need to be "ana weykan" listka igu dhara.

 

The fact you would put together "like after 9/11, 1991 in Somalia, 1994 in Rwanda, 1992 in Bosnia , 1999 in Kosova, and more recently in Ivory Coast, Libya, Egypt, and Tunis" in the same sentence as the clan clashes shows your state of mind.

 

As for SSC people in Haregisa and Burco, again waad iska haadeshey, wa kuwa weli tagtagan like qawsar in the city, particularly Burco with their trucks. I know one family kulaha, so?

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D:D:D ................... kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,,,,,

 

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool ,,,

 

 

hahahahahahahahahahahahahahahahahahaahahahahahahahaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

JB maxad ku qoosli, this matter is serious (Libaan dream it is SCC houses aside) reer iisxaq guryaha laga gubeye wa inaad detective nooqotid and find out why and how :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Anigu shakhsi ahaan sheekadan wan ku dhawakhay. Markaan idhaahdo reer SSC waa kuwa Burco iyo Hargeisa ba jooga, ayaa la i yidhahda "kuwaa iska ilow, waa traitors", markaan in ay 'traitors' yehiin aqbalo ayaa lala soo booda "tollay, tollay guryahaad ka gubteen"!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

wan ku dhawakhay

intaa kaliya ayaan ka fahmay,,, dadka reer waqooyigu darisnimada kuma xumaan jirin lakiin laga waayi maayo ciyaal marqaansan oo maskaxda snm ka kufsatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this