Maaddeey Posted February 24, 2011 Askarigaan aad arkaysaan waxa uu ka mid yahay askarta AMISOM ee ah gaalada xooga ku joogta dhulkeena, wuxuu u dhashay dalka Burundi waxana uu soo jaray masaafo dheer si uu u xasuuqo ahalkeena, waxana uu lacag xad dhaaf ah ku qaadanayey baabi'inta dalkeena iyo laynta caruurteena iyo ahalkeena. Waxa uu ka mid yahay askarta afrikaanka ah ee cadaawadda weyn u qabta diinteena Islaamka, Koofiyadahooda waxa ay ku qorteen erayo ka dhan ah diinteena Islaamka, marka ay ku sugan yihiin jiidda hore ee dagaalka waxa ay gacanta midig ku haystaan Baybalkooda waxana ay ku akhristaan Baybalka ayaga oo dhufaysyada hore ku sugan. Mararka qaarkood marka ay akhristaan Baybalkooda baadilka ah oo ay soo maraan meelo amraysa in ay Muslimiinta laayaan, ayaga oo ku camal falaya Baybalkooda ayey saalbooyin rasaas ah ku furaan dhanka ay ka jjiraan shacabkeena Muslimka ah. Sidaad arkaysaan gabdhaheena reer Muqdisho ayaa nasiib u yeeshay in ay indhahooda ku arkaan gaalkan lasoo qabtay, waxana ay isku dayayaan in ay indhahooda ku buuxsadaan bal sida ay u egyihiin cadowgaan aan u naxariisen ee BM-ka ku garaaca xili walba. Gabdhaha reer Muqdisho ayaa ka codsaday Mujaahidiinta in ay usoo gacan galiyaan gaalkaan la soo qabtay si ay dhulka ugu jiidaan asaga oo nool, waxaadna arkaysaan in qaar ka mid ah gabdhuhu ay sawiro ka qaadanayaan gaalkan si ay ugu diraan ehelkiisa ku sugan Burundi. Quote Share this post Link to post Share on other sites