Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

ssc rebels attack the people of buhoodle.

Recommended Posts

Gadood Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Buuhoodle

February 24th, 2011

 

Buuhoodle(Somaliland.Org)- Laba Qof ayaa ku dhintay halka dhawr kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii shalay ay kooxda nabad diidka ah ee SSC ay rasaas ku fureen Boqolaal dadweyne ah oo ka gadooday markii kooxdaasi guryahooda ku weerareen masuuliyiintii dawlada Somaliland u joogay gobolka Buuhoodle.Masuuliyiinta guryahooda lagu weeraray waxa ka mid ahaa Badhasaabkii Gobolka Buuhoodle Axmed Maxamed Roodhi, Maayar Ku Xigeenkii Buuhoodle Yuusuf Cabdilaahi Hangool, Taliyihii qeybta Booliska ee gobolkaas C/Kariim Ismaaciil Dhawle iyo sarkaal ka tirsan ciidanka Nabad sugida oo la yidhaahdo Maxamed Deeq.

 

Dadweynahan ayaa kooxdaasi ku gadooday oo shiid hadhka kaga dhigay waxaana rasaastii ay dadka ku fureen ku dhintay Gabadh uu dhalay sarkaalka la yidhaahdo Maxamed Deeq iyo wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadweynihii ka cadhaysnaa falkaasina, halka ay dhaawacyo kala duwani soo gaadheen dhawr qof oo kale. Kooxdan nabad diidka ah waxay halkaasi ka kaxaysteen Badhasaabkii, Maayar Ku Xigeenkii iyo sarkaalka la yidhaahdo Maxamed Deeq, waxase ay wali gurigiisa ku gadaaman yihiin oo ay ku guul daraysteen inay qabtaan Taliyihii qeybta Booliska ee Buuhoodle C/Kariim Ismaaciil Dhawle. Kooxdani waxa kale oo ay weeraro iyo cago juglayn ku hayaan qof kasta oo ka mid ahaa shaqaalaha dawlada Somaliland ee ku sugan Gobolkaasi.

 

Dhinaca kale, waxay kooxdaasi shalay ay madaafiic ku rideen fadhiisimada ciidanka qaranka ee jiida Buuhoodle inkasta oo ciidamada qaranku aanay wax jawaab ah ka bixin iyagoo u tudhayay dadweynaha ku dhaqan deegaankaasi oo ay haysto abaar ba’ani

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Laba Qof ayaa ku dhintay halka dhawr kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii shalay ay kooxda nabad diidka ah ee SSC ay rasaas ku fureen Boqolaal dadweyne ah oo ka gadooday markii kooxdaasi guryahooda ku weerareen masuuliyiintii dawlada Somaliland u joogay gobolka Buuhoodle.Masuuliyiinta guryahooda lagu weeraray waxa ka mid ahaa Badhasaabkii Gobolka Buuhoodle Axmed Maxamed Roodhi, Maayar Ku Xigeenkii Buuhoodle Yuusuf Cabdilaahi Hangool, Taliyihii qeybta Booliska ee gobolkaas C/Kariim Ismaaciil Dhawle iyo sarkaal ka tirsan ciidanka Nabad sugida oo la yidhaahdo Maxamed Deeq.

 

;);)

 

Xaaji, nimankani waa traitors and collaberators of SL, and they were all arrested and they will face justice soon. You can call anything but no more spy for S/L in Buhodle anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I confirmed arrested collaberators not children killed. That is a propaganda at your end as same as the Alshabab, p/l, onlf and d-block were all propaganda you made for face-saving of your inability and loses when in fact the few days to close the boarder didn't work and it passed over two months while ur mighty arm is facing only one small town's people.

 

Here is the deal, peace is neccessary for both sides if your adeer takes your militia to where they belong and leave the people mind their business. Waa hadii caqli idinku hadhay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

This is what I confirmed:

 

Buuhoodle: Waxaa dhowaan gacanta lagu dhigay todoba basaas oo wararka sirta iyo macluumaadka Ciidan, Dhaqaale, Isku Xidhnaan, iyo ka siyaasadeedba u gudbinayay Cadowga Nacabka ah ee Jabhada Siilaanyo ee SNM.

Dhowrkan nin oo mudo dabagal uu ku socday ayaa mar laga dul dagay iyada oo qab qabashadooda ay ku noqotay mid aad uga nixisay Basaasiinta iyo Cadowgaba. waxaa sidoo kale ay qirteen dabiyadooda foosha xun waxaana ay sheegeen tiradooda rasmiga ah iyoga oo tira ahaan sheegay inay ka koobnaayeen 16 Basaas.

Waxaa markiiba laga soo dhex qabtay ciidanka safka hore dhowr nin oo ay magacaabeen, waxa sidoo kale Aga’gaarka Madaafiicda Culculus iyo Taliska Sare ee SSC laga ag qabqabtay dhowr nin oo iyagu hagayay Madaafiicda Cadowga.

Waxaa dhinaca kale magaalada lug kaga baxay qaar ka mida ragii ay Basaasiintu sheegeen inay kala shaqaynayeen Falkan aadka u foosha xun waxaase ku daba jira Ciidanka Masoo jeestayaasha ah ee sida gaarka ugu taba baran Cadowga iyo wixii la shaqaysta.

Dhinaca kale waxaa ay Basaasiintu sheegeen in ay sitoosa u hoostagayeen Wiil uu dhalay Ganacsadaha iska Leh Shirkada Xawaalada ee Dahabshiil oo dagan Dalka U.K. kaas oo isku xidhayay iyaga iyo Horjoogayaasha cadowga SNM.

Waxaa sidoo kale Shirkada Dahabshiil Xarunteeda ugu Weyn ee magaalada Hargaysa ay joojisay inay dag dag u gudbiso lacagaha u socda Deegaanada Sool,Sanaag,Cayn wixii ka badan $ 300 Dollar.

Wixii wararka Basaasiinta iyo Guud ahaan Gobolka kasoo kordha haka fogaanin Codka Shacabka SSC www.Allssc.com + www.Allssc.net

Axmed Kayd Allssc Buuhoodle SSC Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

A_Khadar;697927 wrote:
now it's propaganda time miyaa.

Says the ones claiming a incident that happened involving Hargeisa natives properties as "SSC" properties. Ridiclous.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this