Maaddeey Posted February 24, 2011 Sheekadeydee socon weyday?, intaan maqnaa ayaad been isu jiibiseen Adi & Adiga lee waxa aan soo qoray hal wax oo been ka ah maleh, 3 mar ayaa la hubiyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 24, 2011 Beledweyne & B/Xaawoba waa ka bexeen, wax aad ogtahay maxaad iga warsanee?!!, ciidankiinna waxaa ka dhici doonta: 'kala boobaay baal ii reeba!!' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 24, 2011 lol@adi iyo adiga... sheekadii 600 boqol askari aan dilney ay u dhowdahay taas. Seriously though, waa la idinka sifeynaa Xamar yaa AlKebab sirdoon! mar horaan kuu sheegey, is qarxiya intaan la idin qarxin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 25, 2011 ^ciidamadii aad isku halleyn jirtay wax la laayo & wax nolosha lagu qabto haddii laga dhigay maxaa idiin yaallo??. Berri Salaadda Jimco kadib Amiirada khudbadahooda si fiican u dhegeyso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 25, 2011 Maddeey....These monthly skirmishes seem to be going nowhere. What's else AS has in storm apart from all the rhetoric? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 25, 2011 ^iney Dawlad Islaami ah ku dhawaaqaaan baa u hartay, waana soo socotaa, 10 gobol oy ku jirto inta badan Muqdisho ayay heystaan, Xamar oo dagaal ka socdo mooyee inta kale waa nabad, weliba shacabka tabaaleysan waa la kaalmeeyaa, meesha Tfg-du caanteyn aysan ummada baahan ka gaarsiinin cuntada loogu soo dhiibay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prometheus Posted February 25, 2011 Kan yaree Maaddeey waa fadeexad lugo loo yeelay. Belo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 25, 2011 ^Ileen gaalada Soomaaliga wey ku hadlaan. Opening shan iyo toban topic about this isn't gonna triple their death. Maaddeey is having airhead moment as always. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 25, 2011 With all due respect, the Al Shabaab groups have been on the losing side these few days. They maybe tough facing Somali's but seem to be on the run when the AMISOM troops come calling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 25, 2011 Funny thing how Maadey is feeling the heat for once and confusing Nomads in SOL. Oba while a good lad is no Somalina. While I disagree with her on many issues, she is a fighter, while our Oba is like I said a good las.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 25, 2011 Maadeey Maanuur Maadkeer waa isku dhex yaacee. Hoobaa Hilowloow (heesta Sulfa lee kusoo xasuustaa magacaan) oo shaf qabin uu shaf aad leedahay yiri, Soomaalina oo shuf lahayna shuf kugu yaalo yiri. Wareer ahaa hee taas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 25, 2011 Bilowga dagaalka Warbaahinta ee Muqdisho iyo Dowladda oo aamusiisay Idaacadda Shabaab Waa bilow kale oo dhinaca dagaalka Warbaahinta ee horay uga dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Kooxda ka soo horjeeda ee Shabaab, iyadoo loolanka dhanka dagaalada uu sii kululeeyay dagaalka dhanka afka ee Barobagaandada labada dhinac. Tan iyo markii dagaalada ka bilowdeen Caasimada Muqdisho horaantii todobaadkan, isla markaana Dowladda KMG ay qaaday hujuum ballaaran ayaa waxaa waji kale sii yeeshay dagaalka dhanka warbaahinta. Muqdisho waxaa ka howl galla Idaacado kala duwan oo qaarna madax banaan, kuwana ku kala hadlay afafka dhinacyada isku haya Caasimada. Dadka Muqdisho waxay todobaadkan ku jahwareersanaayeen hadalada is khilaafsan ee Idaacadaha ka sii deynayeen dhinacyada dagaalka ku lugta leh oo guulo ka kala sheeganayeen. Idaacada ku hadasha afka Shabaab ee IQK ayaa soo gudbinaya macluumaadka dagaalada, iyadoo wariyeyaasheeda ay jiidaha dagaalka ku sugnaayeen, Idaacada waxay gashay xaalad dagaal, barnaamijyadii caadiga ayaa noqday mid bedela xaaladaha dagaalka, waxaa sii wehliya Nashiido, iyo suugaano gabayo ah oo ka hadlay guubaabada dagaalka. Radio Muqdisho Idaacada afka Dowladda ku hadasha ayaa iyana ahaa kuwo la saan qaadayay dagaalka, waxay dib u soo nooleeyeen Heesihii wadaniga xilligii gumeystaha, iyo suugaano guubaabo ah, kaas oo bilow u ahaa duulaanka qorsheysan ee Dowladda. Labada warbaahin weerarkooda dagaalka afka waa sii xoogeystay labadii maalmood ee u dambeeysay, dadkana waxay ahaayeen kuwo hadba mar dhagaha u raaricinaya, si xaalada ay ugala socdaan. Balse maanta ayaa markii u horeysay abaarihii 11-tii barqanimo la waayay codkii IQK, iyadoo mowjada Idaacada ay ka soo gashay la dul saaray Radio Muqdisho, waa tallaabo dhanka dagaalka iyo moraalka Ciidamada ay u qaadeen, kadib markii si rasmi u aamusiyeen Idaacadaas. Mowjada FM-ka ay ka soo gasho IQK ee 102,5MHZ, waxaa la dul saaray Mowjada kale ee Radio Muqdisho ka soo gasho, ee dhirirkeedu yahay 90.00MHZ, tiiyo xaalada sidaas u muuqata ayaa labada mowjadood waxaa isku qabsaday Wariyeyaasha ka hadlay Radio Muqdisho. Xeyndaabka Dowladda oo si weyn loogaga dhageysanayay IQK ayaa waxaa banaday Dowladda oo dulsaartay mowjadeeda Raadiyaha codkeeda ku hadla, waana ficil kale oo dhanka dagaalka warbaahinta u qaaday. Arrintan ayay Dowladda macno badan uga dhigan tahay, taas oo dadka la socda arrimaha warbaahinta sheegayaan in dagaalka warbaahinta uu yahay mid qeyb lixaad leh ka qaadan kara dhanka dagaalada tooska iyo niyada ciidamada, si loo jahwareeriyo dhanka kale guulihiisa is daba jooga hadii ay noqdaan in lagu soo gudbiyo Iclaamka. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 25, 2011 lol...thank you gentlemen but we are dealing with You-Know-Who here. Maadeey: qudbadii jumcaha your Shababistan leaders aad sheegeysey aawey I don't go to radio AlFurqaan? Teeda kale, riyadii lagu dhisi lahaa Koonfuristan State goormey rumoobee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 25, 2011 Alshabaab will deliver a counter attack thats how it will look like the next coming days Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 25, 2011 ^^^ Come on Xaaji you cant be serious Adeer, nimankaad taqiinay maahan awoodooda waa wiiqmay..... Quote Share this post Link to post Share on other sites