Maaddeey Posted February 24, 2011 Meydadka ciidamada shisheeye oo Ceelasha Biyaha lageeyay iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo diyaarado kasoo degeen. . Khasaara aad u culus ayaa ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho kasoo gaaray dagaalada culus ee maalintii 2-aad ka socda magaalada. Dhimashada ciidanka Afrikaanta ayaa inta la ogyahay gaartay 85 Askari oo badankood ay Meydadkooda soo bandhigeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Deegaanada lagu barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta lageeyay Meydadka ilaa iyo 10 Askari oo ku dhimatay dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay wadada isku xirta Gaashaandhigga iyo kuliyadda Jaalle. Dibad baxyo xoogan oo ay shacabku ugu dabaal degayeen guulaha mujaahidiintu ka gaareen dagaalada B/xaawo iyo Muqdisho ayaa maanta ka dhacay inta u dhexaysa Muqdisho iyo Afgooye. Saraakiil katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa deegaanka Calamada kula hadlay Kumanaan Shacab ah oo daawanaya Bakhtiga ciidanka Burundi oo maanta lageeyay Ceelasha Biyaha. Shacabka ku dhaqan Ceelasha Biyaha,Lafoole,KM13 ayaa maanta Indhahooda ku arkay Bakhtiga ciidanka shisheeye oo halkaasi lageeyay. Dhinaca kale garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa soo caga dhigtay diyaarado uu lahaa Ururka Midowga Afrika waxayna daad gureeyeen dhaawqacyo iyo Meydadka ciidanka shisheeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 24, 2011 AS has became just another party to the Somali conflict-nothing new. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 24, 2011 Meeqo barbaar oo ciyaal ah oo maskaxa laga duufsaday dagaaladaan ku hoobtay? Taas markaa ka jawaabtid meyd kale ka hadal. Soomaaliya 14 ilaa 20 jir aad ugu tirtirmooyaan, xasuuq tartiib tartiib ah, waana la ogyahay kuwa ka dambeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 24, 2011 ^Ina Sheekh waa lagu salaamay!, su'aashaada hadaan ka jawaabo: Xasuuqa tartiib tartiibka eh sidaad sheegeysid waxaa ka mas'uul ah hoggaamiye kooxeedyada magaca dawladda wata & ciidamada shisheeyaha ah ey wataan!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 24, 2011 Maaddeey..........Cakuye buunbuuniska....6 askari in la diley waan oghay oo midna dhaawac lagu qabtay. Ma taqaannaa inta Al-Habaab ka dhimatay? Mise ma rabtid inaad ka hadashid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted February 24, 2011 This is very sad. The Burundians were civilizing the sOMALIS, teaching them about humanity, feeding the needy and taking them into the 21st century. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 24, 2011 Abwaan;697671 wrote: Maaddeey..........Cakuye buunbuuniska....6 askari in la diley waan oghay oo midna dhaawac lagu qabtay. Ma taqaannaa inta Al-Habaab ka dhimatay? Mise ma rabtid inaad ka hadashid? Abwaan, Adiga noo sheeg haddii aad ogtahay!. :D @ Polanyi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 24, 2011 Meeqa thread ayuu bilaabey to convince himself in AlKebab cid wax ka qaadey... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 24, 2011 ^Adiga & Magacyadaada kale, ineysan meesha idiin xirneyn baan rabaa inaan kuu sheego, sheekada runteedan sheego!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 24, 2011 Aniga hal shaati ayaa igu filan, adigase kalsoonidii ayaa kaa luntey marba hadaad seddex thread u baahatey. I'm guessing radio AlFurqaan ayaa kugu filnaan waaye. Meelaha aad qabsateen ku soo dheji halkaan. Aan aragno progress-ka aad sameysey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 24, 2011 Adiga, Oba hilowlow & Ninac-ba si baad isula key egtihiin!! :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 24, 2011 Ninac is me, I changed that to Somalina long ago before the forum facelift yaa bad Shababi sirdoon. Oba can speak for himself...lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 24, 2011 LOL Maadey.. Al shabaab waa uu dhamaatay ee intay goori goor tahay isdhiib.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 24, 2011 ^ Oba Hilowloow waakaas Thread soo cross'ay, intoow ka imaaday?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 24, 2011 ^^Malaha sheekadaada markey socon weyde ayaa sheekada saan ka dhigtay Quote Share this post Link to post Share on other sites