Siciid1986 Posted February 24, 2011 Dhanxiir iyo Bugland Maansha Allaah; Alleylehe, madaxweynihii qaranka Somaliland waa kaa muujiyey heerka nabad-jacaylkiisu gaadhsiisan tahay, kol hadduu cidkasta oo ku hawlan sidii ay u qabadsiin lahaayeen Buuhoodle oo nabad ugu bay. Qoladii reer Yurub ee hala is xakameeyo lahaydna ha ogaadaan in Land-tu nabadda jeceshay oo Faroolahan dagaalka ku baaqa talalabo haka qaadaan, haddii kale hadhaw yaanay ku waalan ‘Ciidanka Somaliland ha ka baxaan Garoowe iyo Boosaaso.’ Weger; Adeer, horaa loo yidhi, ‘Miidaamo Dhego maleh haddii malag dhawaaqo!’ Iminka qoladan Bugtland malagood baa galay baan u malaynayaa oo way furaysteen dhegihii ay wax ku maqli lahaayeen, markaa Yurub iyo Afrika toona yaanay is-wareerin ee ha iska aamusaan, arrinkoodana waxa innagaga filan baaqa nabadeed ee Siilaanyo oo ah hordhicii bilowga dagaal cagta lagu marinayo cadawga dalka ku sugan iyo ka duullimaadka ku hanjabayaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 24, 2011 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 24, 2011 I wonder if these people take Westerners for fools? Quote Share this post Link to post Share on other sites