B_A_L_L_E_R_Z Posted February 24, 2011 Ceebta wey ee maanta dhacey dadow halkan ka daawada. Videogan Waa Midkay Sameeyen www.Boocaame.com iyo Horufadhi.com iyo jidbaale.com Fadeexada Jahbada SSC oo Ku Riyoonaysa Inay Yahiin Jaanjaweedka Darfuur iyomeelahaa ka dagaalama kkkkkkkkk Videogan oo ay islaamaha qurabaha lacag kaga gurtaan ayaa cebtoodii lagu soo helay the full story --- http://qorulugud.com/2011/02/24/ceebeey-tacaal-fadeexaddii-ugu-weyneyd-oo-soo-foodsaartay-nabad-diidka-iyo-xulafadooda/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 24, 2011 Maxee tahay 'kkkkkkkkk.' Meesha qol chatroom maa mooday mise bahaltalk? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 24, 2011 Beentu lugo ay isku taagto ma laha ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 24, 2011 I told you beri hore ,,, DAGAALKU WAA MASHRUUC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 24, 2011 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;697641 wrote: Maxee tahay 'kkkkkkkkk.' Meesha qol chatroom maa mooday mise bahaltalk ? lol....Runtii waa iga qoslisay bro....horta qof kkkkkkkkk u qosla miyaa jira...? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 24, 2011 Jacaylbaro;697693 wrote: I told you beri hore ,,, DAGAALKU WAA MASHRUUC Waa runtaa oo wax badan baad taas ka dhawaajisay ee yaa ku lacag-qaata mashruucaan amase ku danaysanaya? Bal noo iftiimi! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 24, 2011 Waa laguu yaqaan adeer ...................... macal cunee isagaaba is sheegi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 24, 2011 For all we know you made those videos JB! lol... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 24, 2011 ........................... imikana ma xagaasaad igu dartay ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 24, 2011 JB, XX and Co; those videos are stuff & nonesense and lack any significance of altering the facts of the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 24, 2011 Waa markii la fashiliyay dee ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, sowkuwii markii hore ina waalay Quote Share this post Link to post Share on other sites