Sign in to follow this  
A_Khadar

Waraaq SNM Qortay 1994 iyo Qorshaheeda Goosiga iyo Dhulbalaadhsiga

Recommended Posts

A_Khadar   

mujaahid-siilanyo2.jpgWarbaahinta ayaa heshay qoraal sir ah oo ku salaysan qodobada gundhiga u ah Jamhuuriyada Lamagac Baxday Somaliland, waraaqdan oo laqoray14.March.1994, ayaa ah siyaasadii lagu aasaasay jamhuuriyada Somaliland,waxaa gudoominayey shirkan C/raxmaan Axmed Cali oo ah gudoomiyihii u horeeyey ee Jabhadaasi.


Qoraalka Qeybtiisa Hore oo ku turjuman Afka Soomaaliga.

Shirka Guddiga amaanka ee Jabhada Somali National Movement (S.N.M)
Si’aan usoo bandhigno fidinta halkagii hubaysnaa ee dheeraa,iyo khidadihii kaasi oo aynu ku guulaysaney xoraynta gobolada waqooyiga Soomaaliya, oo aan gacanta ku dhigney guusheenii u danbeysey.waxaa lagama maarmaan ah in aynu sameysano weji cusub kaasi oo ah siyaasadeena cusub.
Sidaa darraadeed si loo dejiyo qorshaha iyo nidaamka siyaasadeena cusub ee leh baaxada sidaasi u balaadhan. Shir aan caadi ahayn ayaa waxaa qabtay gudiga amaanka (SNM). Oo uu gudoominayo gudoomiyaha jabhada C/raxmaan Axmed Cali.
Shirkan waxaan kaga hadalnay marxaladihii kala gedisnaa ee uu soomaray halgankeenu, taasi oo ay saldhig u tahay in aynu qaabaysano siyaasad cusub oo aynu udejisano geyigan.
Waxaan dhamaanteen ka warqabna xaqiiqda,in dadka aan ahayn ***** ee inala degan gobolada waqooyi,kuwaasoo ka dhego xidhnaa dhiigii daadanayey ee xukunkii Siyaad Barre, halgankan waxaynu ku luminay dad badan kuwaasoo aan la ilaawi karin oo weli baaqi ku ah xasuusteena, ayna xusi doonto taariikhdu.
Si looga hortago oo loo hubiyo mustaqbalka dadka lidiga inagu ah ee aan ahayn isaaqa(**********,***********,Gudabiirsey iyo ***). Hada waxaynu haysanaa fursad ah baahi aynu u qabno in aynu ka dhigno waqooyiga Soomaaliya gebi ahaantiis dhul ay ka taliyaan Reer Shiikh Isxaaq oo keliya.
Sidaasi daraadeed si’aynu ugu guulaysano hadafkeena cad iyo ujeedooyinka kuwaasi oo umidho dhali doona jiilasha cusub, waxaanu dejisanay shuruudahan iyo qodoban oo ah kuwo aan la baal mari karin.
1.Gebi ahaanba in hubka laga dhigo oo laga dheereeyo qabiilada aan ahayn ***** ee inala dega waqooyiga Soomaaliya. Kuwaasi oo hadii kale joojinaya,caqabadna ku noqon kara ujeedada iyo doonisteeda ah in aynu guud ahaan xukuno dhulkaasi oo idil.
2.In aan burburino dhaqaalaha iyo Horumarka dhamaan dadka aan ahayn qabiilka ***** ee gobolka degan, si aanay awood ugu yeelan taasi oo ah awood maamul iyo mid ciidan.
3.In aan yeelano sir qabiil oo inoo gaar ah,iyo ciidan sirdoon ah oo soo ururiya xogta iyo mawqifka cadowgeenu higsanayaan, iyo dhamaan dhaqdhaqaaq iyo xarakaadka ay samaynayaan dadka aan isaaqa aheyn ee inala degan gobolada Waqooyi.
4.In aynu ugu talo galno cad quudheed aan muuqan,dadka aan aheyn Isaaqa ee xukuumadeena hoos iman doona iyo golaha wasiirada taasi oo si dhaqkhso ah loo dejiyo.
Tani oo ay ujeedadoodu tahay si hoos loogu dhigo dadkaasi, boosaaskooda dastuuriga ahna ay buuxiyaan dadkeenu.
5.In loo dhiibo xilalka ciidanka xubnaha Firfircoon ee SNM, si maamulku uusan gacanteena udhaafin, sidoo kale in ciidamo dalriix ah la dulgeeyo dhamaan dhulka ay degaan beelaha aan ahayn Reer Shiikh Isxaaq, si waxwalba oo aynu doonayno ay u hirgalaan loolana socdo xarakaadkooda.
6.In si joogto ah loo argagax geliyo laguna abuuro cabsi, qabiilada aan ahayn Isaaqa, si dhulkooda aan udegno oo u qabsano, aynuna u balaadhino dhulka Reer Shiikh Isxaaq.
7.In aynu u ololeyno abuuritaanka borobogaandooyin iyo hawlo been abuur, kuwaasi oo ujeedadoo ay tahay in aynu ka hortagno in ay waxfahmaan oo yeeshaan isbaahaysi qabiilada aan ahayn Isaaqa kuwaasi oo ah, **********,***********, oo ah dhinac iyo dhinaca kale,Gudabiirsey iyo Ciise.

8.In aan ka wacyi gelino oo ka cidhibtirno fikradaha dadweynaha in SNM ay hoostimaado nabada iyo amniga waqooyiga Soomaaliya, Micnaha (In aynaan ka guurin SNM e u guurno qaab dawladeed dadkana ka dhaadhicino in aynu nahay Dawlad inagoo ku dhaqmayno nidaam hoosaadkeena SNM).
Gebagebadii, si aynu ugu guulaysano hirgelinta iyo dhameystirka ujeedooyinkeena aynu soo xusnay ee gundhiga u ah halgankeena. Waxaa lagama maar maan ah in aynu ka dhaadhicino oo ku hirgelino siyaasad qabow oo ay weheliso khayaano iyo dhagrid ku wajahan dadka aan aheyn Isaaqa ee inala degan waqooyiga.inagoo ku dibaaqeyna maahmaahda Soomaaliyeed ee ah : “Dhib iyo Rafaad geli dabadeedna Dil”.
Fadlan Ilaali Xuquuqda Qormadan Isha Warka Galgalanews@Gmail.com
14. March.1994 Halkan Hoose Warqadii oo ingiriisi ah Ka akhri
SNM.jpg

Top-Secret.jpg
Si ay kuugu Wada Muuqato Save garee Markaa akhri kadib Markaad akhrido

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Khadar: Their intentions haven't been a secret for awhile. We are in 21st century where none can rule anyone no more without his/her consent.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this