Sign in to follow this  
A_Khadar

Ururka Midowga Yurub Oo Ka Hadlay Dagaalkii Kalshaale

Recommended Posts

A_Khadar   

Ururka Midowga Yurub Oo Ka Hadlay Dagaalkii Kalshaale

Nairobi,(Lasanod Online)- Ururka Midowga Yurub ayaa markii u horeysay ka hadlay dagaaladii dhowaan ka dhacay degaanka Kalshaale ee gobolka Cayn.

kaasoo u dhaxeeyey dadka degaanka iyo Ciidamada maamulka Somaliland.

War qoraal ah oo kasoo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Ururka uu si qoto dheer ula socdo dagaaladaas, isla markaana tilmaamay in uu dhaawacayo amaanka iyo xasiloonida ka jirta Puntland iyo Somaliland.

Ururka Midowga Yurub ayaa ugu baaqay labada dhinac ee dagaalku dhexmaray inay isxakameeyaan si loo xaliyo arimaha la isku haysto, iyadoo lagu sheegay warsaxaafadeedka in Midowga Yurub ka qayb qaadanaayo horumarka labada maamul.

Waa markii u horeysay Ururka Midowga Yurub uu ka hadlo dagaaladii dhowaan ka dhacay degaanka Kalshaale ee gobolka Cayn.

 

white.gif
Xafiiska Wararka Lasanod Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this