Jacaylbaro Posted February 23, 2011 “Bismillaahi Raxmaani Raxiin, marka hore waxan tacsi u dirayaa cidkasta oo uu khasaare ka soo gaadhay dagaalada ka dhacay Deegaanada Buuhoodle, waxaanan baaq nabadeed u jeedinayaa cid kasta oo faraha kula jirta. 1. Isla maalintii aan xilkan qabtay iyo Intii ka danbaysay waa markii Afraad ee aan Baaq nabadeed iyo gogol u fidiyo Cidii tabasho siyaasadeed qabta. 2. Waxa aanu dirnay oo goobta tegay ergo balaadhan oo mudo dheer hawshaa ku jirtay, ergadaasoo ka koobnayd Wasiiro, Madax-dhaqameed, Culimo, Madaxda Xisbiyada iyo waxgarad kale. 3. Ergedaasi markii ay mudo joogtay ee ay labada dhinacba la kulantay waxay gaadheen go’aamo. Nasiib daro go’aamadaasi may noqonin kuwo ay arrintu ku dhamaato oo waa la diiday 4. Halkaa kagamaanu hadhin ee waxan ka bixiyey amaro cadcad oo xiisada lagu soo af-jaro. Jawaabta ay kooxda Nabad diidka ahi ka bixisay dhaq-dhaqaadaa nabad doonimo ee ay Xukuumada Somaliland u fidisay. 1. Saddex goor ayey Ciidanka Qaranka ku soo weerareen Fadhiisankooda. 2. Wasiirkii Kalluunka ee Putland oo si badheedha u dhiiri geliyey Colaada. 3. Madaxweynaha Puntland laftiisa oo qirtay, isla markaana dagaal ku baaqay, Xildhibnada iyo Wasiiradda Puntland ee gurmadka ku jooga jiida ay xasilooni daradu ka jirto. Waxaas oo dhami naga niyad-jebinmayaan dedaalkii nabad doonimo ee aanu horeba u wadnay, sidaa awgeed waxan markale ku celinayaa walaalaayaal caqligu ha shaqeeyo, colaaduna waxba ma tarto, ninka ku deg-degaana kuma faa’iido, dhibaatada soo gaadha shacbiguna, dhinackastaba ha joogaane wayna damqaysaa. Ciidamada Qarankuna hawsha ay hayaan waa tii ay u xilsaarnaayeen. Waxaanay garab taagan yihiin dedaalka nabad-doonimo ee Somaliland doonayso. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 23, 2011 Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray BAAQ NABADEED Ciidamada Qarankuna hawsha ay hayaan waa tii ay u xilsaarnaayeen Waxaanay garab taagan yihiin dedaalka nabad-doonimo ee Somaliland doonayso . Haye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 23, 2011 Waakaas dee ............ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 23, 2011 Waxaas oo dhami naga niyad-jebinmayaan dedaalkii nabad doonimo ee aanu horeba u wadnay, sidaa awgeed waxan markale ku celinayaa walaalaayaal caqligu ha shaqeeyo, colaaduna waxba ma tarto, ninka ku deg-degaana kuma faa’iido, dhibaatada soo gaadha shacbiguna, dhinackastaba ha joogaane wayna damqaysaa. Indeed ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2011 3. Madaxweynaha Puntland laftiisa oo qirtay, isla markaana dagaal ku baaqay, Xildhibnada iyo Wasiiradda Puntland ee gurmadka ku jooga jiida ay xasilooni daradu ka jirto. It is well and good that a baaq-nabadeed is being called for now as it never to late to call for peace and negotiations - however - it should also be noted that Faroole with all his faults had been calling for this for while now in as far SL is concerned to no avail. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 23, 2011 Come on.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 23, 2011 Sayid Sxb, goormaad adiguna curyaamiintii fadhi ku dirirka ku biirtay:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted February 23, 2011 Showqi;697282 wrote: Sayid Sxb, goormaad adiguna curyaamiintii fadhi ku dirirka ku biirtay:D gortaat funaanadaydii iga xaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 23, 2011 Funandaadii waan kuu soo celinayaa yaa Mucalim,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 23, 2011 lol@Mickeymouse, Duke...lol..ka xishoo odeyga walaal. He is calling for peace which is a good thing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 23, 2011 Muu cabsidiisa iska muujisto oo yidhaahdo waan baqannaye macasalaama, waanan idinka tageynaa:p Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 23, 2011 Sticking to the plan righ to the better end (or was it bitter?). Good stuff, Mr president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 23, 2011 Nonsense and Stuff... If he meant peace, it's simple move your militia to ur home. Wixii kalee waa Oday isku dhex yaacay hadalkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 23, 2011 Lol@baaq nabadeed. I guess plan B it is . Good thing that he didn't nominate guddi for this LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites