Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Burcad Badeeda Soomaliya Oo Dilay Afar Ruux Oo Mareykanka La Heystayaal Ahaa.

Recommended Posts

Afar ruux oo Mareykanka oo ay heysteen burcad badeeda Soomalida ayaa geeriyooday ka dib markii ciidamada mareykanka ay isku dayeen inay howlgal ku soo badbaadiyaan markabka Quest iyo dadkii saarnaaba.

 

Afar ka mid ah maraakiibka dagaalka ee ciidamada badda Mareykanka ayaa ka qeyb qaadanayay sii deynta markabka Quest oo todobaadkii hore ay qafaasheen burcad badeeda soomalida.

 

Iyadoo uu socday wadahadal ku saabsan sidii loo sii deyn lahaa dadkaasi Mareykanka ayaa ciidamada Mareykanka ay xabad ku bilaabeen burcad badeeda waxaana islamarkiiba la toogtay afarta ruux ee mareykanka ahaa.

 

Labo ka mid ah burcad badeeda ayaa sidoo kale weerarkaasi lagu dilay iyadoo 13 kalena la qabtay, waxaana ciidamada Mareykanka ay soo furteen Quest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this