N.O.R.F Posted February 22, 2011 http://news.bbc.co.uk/sport2/hi/football/africa/9404534.stm Allah yarxamu.. Amin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted February 22, 2011 Allah yarxamu.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted February 22, 2011 Allah yarxama. I wonder if there is such a thing as sadness fatigue? I can't stand the endless daily tragedies coming out of our wretched country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 22, 2011 AUN. Somalida iney is laayaan ayaa caado u noqotey unfortunately. Lacag ayaa loo aruurinaa in hub lagu iibiyo laakiin shilin looma quuro dadka gaajeysan oo u baahan lacagtaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted February 23, 2011 ver sad indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 24, 2011 Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun..Ilaahay jannadii haka waraabiyo waalidkiis iyo eheladiisana ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo Insha Allah. Valenteenah.;697083 wrote: Allah yarxama. I can't stand the endless daily tragedies coming out of our wretched country. I swear I fully understand what you mean because I feel exactly that and now waxaa ugu daran meelihii nabada ahaa o nafta yar lagula soo carari jiray oo loo soo baxsan jiray ayaa iyagana hada dagaal billaabay...wallah waxaan nahay ummad ilaahay halaagayo oo aan ogeyn...meel aan ku nabad qabno ifka ma jirto xittaa kuwa ku nool wadamada nabada ah weli wey isleynayaan kuwii mustaqbalka waddanka u ahaana oo wiilal iyo gabdhaba leh waakaa meelaha xashiish iyo shiisha meherad ka dhigtay oo iyagoo waddan advanced ah ku nool ayey hadana weli illeterate yihiin oo aysan warba u heyn fursada qaaliga ah ay heystaan...Ilaahay hanoo gargaaro oo hanaga dhigo kuwo soo hanuuna oo cafis weydiista otherwise hadaan sidaan kusii socono magaca Soomaliyeed wuu baa bi'i doonaa. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted February 25, 2011 Amiin, BOB. A colossal disaster ayaa ina haysata. Quote Share this post Link to post Share on other sites