A_Khadar Posted February 21, 2011 Waraysigii oo dhan http://www.togaherer.com/2011/02/19/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqaaddir-oo-si-adag-uga-hadlay-ka-qaybgalka-shirarka-soomaaliya-iyo-colaadda-deegaanka-kal-shaale/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 21, 2011 Waxaa dadku caaq is weydiiyeen arimahan: Ma xuma warka uu ku hadlay Suldaanku, Hase yeeshee, dhowr arrimood baan ka biyo diidey : 1. Haddii uu yidhi, dagaal wiil kuma dhashee wiil baa ku dhinta, muxuu haddana ku falayaa in Puntland weerar lagu qaado? Markee ayuu Suldaanku saxan yahay? 2. Suldaanku muxuu u leeyahay, yaan la odhan dagaal Somali-land iyo Dhulbahnte weeye ee hala yidhaahdo "Waa dagaal laba beelood"...Suldaanku ma wuxuu leeyahay, been hala sheego? Haddii ay beel tahay, maxaa raggii ku dhintay ee dhankooda ahaa ka dhigey Qabaa'ilka uu ***** ka kooban yahay oo dhan? 3. Suldaanku marnaba kama hadal...Gardarada iyo weerarka qaawan ee ay ciidamada Somaliland soo qaadday. 4. Suldaanku marka uu leeyahay Beesha Burco dagaal wey diidey, ma waxay ka tahay inuu madadaaliyo Beesha Buuhoodle? 5. Waxaan Ilaah ka baryayaa inuu Xaqqa tuso Suldaanka...oo uu fahmo inuusan nin gardarani guuleysan abidkii... Quote Share this post Link to post Share on other sites