Sign in to follow this  
A_Khadar

Suldaan Ma'xed Suldaan C/qadir oo Ka hadlay Colaada Kalshaale

Recommended Posts

A_Khadar   

Waxaa dadku caaq is weydiiyeen arimahan:

Ma xuma warka uu ku hadlay Suldaanku,

 

Hase yeeshee, dhowr arrimood baan ka biyo diidey :

 

1. Haddii uu yidhi, dagaal wiil kuma dhashee wiil baa ku dhinta, muxuu haddana ku falayaa in Puntland weerar lagu qaado? Markee ayuu Suldaanku saxan yahay?

 

2. Suldaanku muxuu u leeyahay, yaan la odhan dagaal Somali-land iyo Dhulbahnte weeye ee hala yidhaahdo "Waa dagaal laba beelood"...Suldaanku ma wuxuu leeyahay, been hala sheego? Haddii ay beel tahay, maxaa raggii ku dhintay ee dhankooda ahaa ka dhigey Qabaa'ilka uu ***** ka kooban yahay oo dhan?

 

3. Suldaanku marnaba kama hadal...Gardarada iyo weerarka qaawan ee ay ciidamada Somaliland soo qaadday.

 

4. Suldaanku marka uu leeyahay Beesha Burco dagaal wey diidey, ma waxay ka tahay inuu madadaaliyo Beesha Buuhoodle?

 

5. Waxaan Ilaah ka baryayaa inuu Xaqqa tuso Suldaanka...oo uu fahmo inuusan nin gardarani guuleysan abidkii...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this