General Duke Posted February 21, 2011 The secessionist are already losing hence the fear in their eyes. Not a single secessionist should be left in Sool & Cayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 21, 2011 Nabadiids are the one who refused to give peace a chance and are willing to destablize the Buhoodle district. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 21, 2011 Thank you Xaaji. That is exactly right. The invaders to a peaceful region are the "Nabadiids".. In this current issue, snm is the NABADIID.. Will see when sanity comes back to their heads and they stop this madness unsucessful invasion after invation they called to capture Buhodle or closing borders.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 21, 2011 Ciidamada snm iyo kuwa beesha ***** ee isgarab sanaya ayaa waxaa ay shalaydagaaladii ka dhacay maygaagle hagoogane oo ay weerar ku soo qaaden subaxnimadii hore ayaa waxaa ay halkaasi wax yeelo ugu gaysteen dad reer miyiya, qaar kamida dadka deegaanka maygaagle oo degan magaalada xageeda sare ee xigta dhinaca qorulugud ayay halkaasi ku wax yeeleyen markii lagaga gacan roonaaday dagaalkasi hadaba hooyo aad da.a deedu wayntahay oo aqal soomaaligeeda hortaagan sida ay noo xaqiijisay tel.gacanta oo ay haysatay oo laga soo garacay magalada buuhoodle ayana ahaayen qaar kamida carurteda oo ka wareysanayay xaalada dagaalka, intaa dabadeed ciidamada s/land oo cararaya ayna ka daba dhacayaan madaafiic badan oo layaaban cida hagaysa ayaa hooyadaasi ku ee deeyay inay hogaaminaysay madaafiicdaa kuna dhuftay rasaas nasiib wanaag maydhiman teedina may galin waxaana ka soo qaadanay goobtaasi iyo hada ku sugan hospitalka dhexe ee buuhoodle waana dhaawac culus, caasha ciise amaan oo noo xaqiijisay inay yiraahden habrtan baa hogaaminaysay madaaficda xaalada caafimaad hooyadani ayaa hada mid wanaagsan ka dib markii lagu dhakhtariyay magaalada buuhoodle, maaha markii ugu horeeysay ee ay ciidamada s/land dadka waayelka ama dhimirka ah ay ku sheegaan hogamiyay madfac waxaana kamid ahaa ibraahim axmed taangi oo ah makaanik matoorada balse aan in mudo ah aan caafimaad qabin xaga maskaxda uu ugalay isagoo lugaynaya dagaalkii hore ee sida xun ugu baaba.een ayna ku sheegeen hogamiyihii madaaficda baan haynaa saxaafadana u soo bandhigeen, ciidamadaas oo badanaaba ku qanciya mamulkoda iyo shacabka maxaabis baan dagaalka ku qabanay intay deeganada reer guuraga ka afduubtaan dad xoolo dhaqataa, waxaana idiin soo gudbin doona cod iyo muuqal hooyadasi ah marka ay xaaladeda cafimaad sonoqoto, xamse xasan geelle buuhoodle soomaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted February 22, 2011 SNM ayaa lashegayaa in ay wax faa ida ah kagarin tagaaladi kadhacey aga gaarka Kalshaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites