Mooge Posted February 19, 2011 Garowe(Puntlandi.com);-Xog rasmiya oo ay heshay Wakaalada wararka Puntlandi.com ayaa muujinaysa in xarunta Madaxtooyada Dawlada Puntland ka soo baxay qoraal muujinaya in la soo xiro shaqsiyaadkii kadanbeeyay mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo. Saraakiil katirsan madaxtooyada Puntland ayaa wakaalada Wararka Puntlandi.com ugu xogwaramay in xukuumada Puntland talaabo ka qaadayso shaqsiyaadka fadqalada kawada magaalada Galkacyo. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu cadeeyay in saraakiil katirsan jabhada SSC ay ku luglahaayeen banaanbaxa maanta kadhacay magaalada Galkacyo waana lagu sheegay in dhinacooda talaabada ku haboon laga qaado. Warkan ilaa iyo hada si rasmiya looma shaacin balse waa war hoose oo ay heshay Puntlandi.com waxaana guud ahaan caasimada iyo Golaha xukuumada looga hadalhayay banaanbaxa kadhacay Galkacyo. http://puntlandi.com/?p=11595 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 19, 2011 Banaanbax lagu dhaliilayo Dowlada Puntland oo Gaalkacyo ka dhacey Gaalkacyo(Puntlandi.com) Mudaharaad lagu dhaliilayo Dowlada Puntland ayaa ka dhacey magaalada gaalkacyo, Waxaana mudaharaadka lagu muujinayey in Dowladu ka gaabisey sugida amaanka Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda.(Sawirada hoos ka daawo) Mudaharaadka ayaa waxaa soo abaabuley rag horey xukuumada iyo xukuumadihii hore ee Puntland ka tirsanaan jirey, tasoo dad badan u arkaan iney yihiin xisbiyada mucaaradka . Bashiir Cali Biixi oo horey u ahaan jirey wasiirka Caafimaadka Xukuumada Madaxweynbe Faroole ayaa Dadka isu soo baxey u khudbeeyey isagoo sheegey in Dowladu ay ka gaabisey sugida amaanka. Sida naloo xaqiijiyey mudaharaadka waxaa horboodayey oo ka khudbeeyey rag iyaga ruuxooda lagu dhaliilo iney ku guul dareysteen sugida amaanka magaalada ama ku lug leh amaan xumada ka hirta Gaalkacyo iyo nawaaxigeeda puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 19, 2011 They have every right to demonstrate. However they need to work harder in fixing their own problems than blaming the government at every turn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 19, 2011 Puntland goverment criticizes Protesters. Calls them Illegal. Galkacyo(Puntlandi.com);-Godomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka Degmada Galkacyo Axmad Muusa Nuur ayaa ku tilaamay mudaharaadkii kadhacay magaalada Galkacyo qorshe lagu maleegayo amaanka magaalada Galkacyo iyo isku duubnida Bulshada Gobolka Mudug. Waxaa soo abaabulay shaqsiyaad ka soo horjeeada amaanka Gobolka maaha bananbaxa dadka caqliga usaaxiibka iyo mamulka Gobolka wax ka ogaayeen waana dad fidnawadayaala ayuu yiri Axmad Muusa Nuur. Godomiyaha ayaa sheegay in Dawlada Puntland tahay xukuumada laysku raacay in ay hogaamiso Shacabka Puntland waa in looga danbeeya talada iyo heshiisyada ay gasho ayuu hadalkiisa raaciya. Dadka iyo dalka dantiisa waxaa og xukuumada talada loo dhiibay ayadaana looga danbaynaa dadkana yaan fowda loo horseedin maalinbaa qofbaa kursiga ku fadhiya yaana mucaarad lagu noqon dadka talada haya ayuu yiri isagoo hadalkiisa siiwata. Mamulka Gobolka Mudug kan degmada iyo masuuliyiinta Golaha deegaanka Degmada Galkacyo ayaa canbaareeyay banaanbixii maanta kadhacay magaalada Galkacyo. Puntlandi.com Galkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 19, 2011 Faroole Supporters Strike Back. “Maxaa Noo Soo Arkay In SSC Fagaaraha Galkacyo Madaxdeena ka Aflagaadayso”Godomiyaha Golaha Deganka Galkacyo. Galkacyo(Puntlandi.com);Godomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Galkacyo Farxaan Cali Xirsi ayaa wax laga xumaado kutilmamay banaanbixii maanta kadhacay magaalada Galkacyo waxaana uu sheegay in ay soo abaabuleen shaqsiyaad aan danta dalka iyo dadka katurjumayn iyo Jabhada SSC. Dawlada waxbadan ayay qabatay waxna waa oqrshaysanyihiin lama oronkaro wax waa qabanwayday mana aha in fagaarayaasha lagy aflagaadeeyo madaxda masiirka dalka Haysa ayuu yiri Godomiyaha Golaha Deegaanka Galkacyo. Waxaa uu sidoo kale kutilmamay wax aan loo baahnayn in fagaarayaasha Galkacyo ka canbaareeyaan mamulka talada haya saraakiil katirsan Jabhada SSC kuwaa oo horay u sheegay in ay kabaxeen mamulka Puntland. “Maxaa noo soo arkay in SSC ay maanta Galkacyo ka canbaarayso Dawlada Puntland waa wax ay horsed uyihiin shaqsiyaad aan ka turjumayn danta shucuubta Puntland ayuu hadalkiisa raaciyay Godomiyaha. Puntlandi.com Galkacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 19, 2011 ^^^A healhty debate without any bullets or mortars. A well organised demo, in which some sections of the community expressed their opnions. Well done to reer Galkacyu. However the opposition need present an alternative to the status quo, if they have one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 19, 2011 Puntland policy towards SSC has failed. The people of Puntland who have NO LOVE for Faroole are saying "enough is enough". People are angry. There is nothing Faroole and his spin-masters can do to stop the citizens in Nugaal, Mudug and Bari from supporting their brothers. "Enough is enough" they chanted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 19, 2011 Mr Gagaab please, you are no reveloution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted February 19, 2011 Although this may have something to do with the SSC issue, it seems that the timing of this protest is more in line with the agreement that was signed with Galmudug and the fact that the president hasn't visited Gaalkayo for some time. Now is this a serious issue that is threatening President Faroole's government? No, definitely not. People have the right to demonstrate. Also, I know Garoowe is the capital and agreements are usually signed there, however for this circumstance it may have been wise to have signed it in Gaalkaayo? Regardless, the SSC is definitely an issue, but from what I am reading there is more to it. President Faroole has done very well so far in terms of security and other aspects of running the state, he just needs to travel and visit other area's more often. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 19, 2011 ^^^ I could not have said it better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 19, 2011 Wixii banaanbaxaba ma Masar iyo Tuniisiya la xiriirtaa miyaa? Banaanbax hortood ma jiri jirin miyaa laba bil kahor? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 19, 2011 dUke, are you implying former Vice President and Finance Minister Gagaab, a feared man from heartland of Mudug is on-board with the protesters? That is better news than I thought. I was fearing the demonstrations may have been organized by few weak unknown ragtags. haaaahaaaha. when it comes to SSC, enough is enough. People want a change of policy. faroole needs to listen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted February 19, 2011 Faroole supporters urge swift action against demonstrators before they spread to other parts Dawlada Puntland waxaa haboon in xiligan ay ka hortagto kana feejignaato mudahaardyo looga soo horjeedo kana dhaca gudaha deegaanada Puntland waxaana ay abuurikaraan amnidaro soo wajjahda guud ahaan mandiqada Puntland. Hadii aysan xiligan Puntland awood saarin baajinta mudaharaadyo la qorshaynayo loogana soo horjeedo madaxda & Maamulka Puntland ayaa waxaaa ka faaiideysanaya dadkii awal jaaniska ula aa gaysashada falla amni daro. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maantey ka dhacey iskusobaxa kooban waxaana uu ahaa mid looga soo horjeedo Puntland waxaana salka kuhao siyaasiyiin& shaqsiyaad ka soo horjedo amniga & jiraatanka daganashada Mandiqada Puntland. Shaqsiyaadakan danaha gaarkaa wata ayaa waxaa ay doonayaan iska hor Iimaad ka abuurma shacabka & Dawlaada waxaana ay eeganaya hawlo ugaar ah waxaana ay dad wax magarataa dhagta ugu sheegen inay sameeyaan mudaharaadyo. Maalinta birito ah ayaa waxaa ay sheegn in laysugu yimaado gudaha magaalada si loosameeyo mid weyn waxaana tani kufidi kartaa deeganada Puntland ha dii aan laga hortagin ama aan talaabo laga qaadin cida ku lugta leh. Shacbaka magaalada Galkacyo ayaa qayb kamid ahi waxaa ay kasoo horjeesteen dhaliileena dadka kulugta leh isku soo baxan waxaana ay shegen in tani ay keeni karto amni daro . Qayb kamida shacabka ayaa sheegay in cidii wax tabanaysoa ay ugudbiyaan maamulka waxaana ay sheege in mudahraadyo xiligan kusoo beegma ay keenayaan dagaashiiyo la aan & Dagaalo sokeeyo. Dawlada Puntland ayaa waaa xiliagan loga bahanayahay in ay ka ortagto mudaraadyadan laga yaabo inay kufidaan deeganada kale ee Puntland mana cada sababta xiliagan keentey mudaharadyo . Qayb kamida siyaasiyiita Puntland ayaa waxa ay xiligan qorshaynayaan falal aykudoonayaan isbadal xiligan ka dhaca Puntland waxaana dhawaan xukumda Pumtland ay ku darsatey mudohal sanaa wax qabadaka dawlada oo humara sameynayo awadi. Mandiqada Puntland ayaa waxa xiliagan ka jira amni buuxa waxaana loobaahnayn mudharadyo & wax lamida oo amnidaro & khal khal ku keeni karo amniga Puntland waana xligii Puntland ay gari lahayd hormarka wadamo kamid ah geeska Afrika. Puntland.com C/sahal Haaji kudadayopuntland@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites