Caano_Geel Posted February 18, 2011 Asalamah Alaikum, Wa Rahmah Walaalahayga muslimiinta ah, ee halkan siyaasada iyo wararka ku falanqeeya, waxaan doonayaa inaan idin xusuusiyo dhammaantiin...Inaanay wanaagsanayn in siyaasad sumaysan 24/7 la is huluuqsiiyo, laakiin taa bedel keeda ay wanaagsan tahay, in marnarka qaar, la hakiyo siyaasadda, la isna barto, oo dadka la iska barto, walaalyaal barashadu waa shay wanaagsan, oo tix galin mudan Aan ku horreeyo anigu, oo aan is kiin baro, magacaygu waa Abdirahman, waxaanan ku magac dheerahay naanaysta ah, (Caano-Geel). Ma jecli, inaan qabiilkayga idiin sheego, waayo waa wax aan haboonayn, oo laga wanaagsan yahay, markaa aniga oo taa ka duulaaya, waxaan jecelahay inaan idiin sheego, inaan ahay, muwaadin Somaaliyeed, oo jecel dhammaan ummaddiisa. Waxaan degganahay wadanka (Boqortooyada Ingiriiska) waxaanan ahay iska flat broke, bilaa camala! Caawa intaa ha inoogu joogto, Idinkana waa la idiinka fadhiyaa, ee is cadeeya. Kaftan tuurasho: Sisa ay iila muuqatay Somalinet forums, hablo ma joogaan ama way ku yaryihiin, meeshuna mar haddii aanay, habluhu ku badnayn, laguma nuuxsan karo, dhexyar miidhan baa joogi jirtay, beryo dhexdaas ahe, tollow xaggay u xaggaa baxeen, waayadan danbe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 22, 2011 Wrong section ............. But Barasho wanaagsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 22, 2011 Aniga waxaa ley yiraah wyre waxaan ku magac dherahay caano Ari wlcme:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted February 22, 2011 aniga waxa layiraah da caydarus lakinn waxa kawanag sanan lahayd in aad noo shekto mesha aad jogto? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted February 22, 2011 Jacaylbaro;696957 wrote: Wrong section ............. But Barasho wanaagsan Waa Siilaanyo oo Sol soo booqday,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,wax fahan Niyow:D Caano_Geel barasho wacan dee maxaad la aamusneyd! ilaa iyo 2009 ayaad meesha soo yururtaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted February 22, 2011 SHOWQI, Sxb maxaad iigu malaysay Siilaanyo? Caydaruus, halkaan joogo waan sheegay, malaa muraayadii ayaadan xidhnayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 23, 2011 Aniguna waxaa la i yiraahdaa Abdirahim oo waxaan ahay 29 jir, waxaan ku nolahay hadba meeshuu gabalku iigu dhaco, waxaan ahay xamaalato iyo iskoris isku jira oo shiidna ka fog hadana faqriga u muuqdoo baahina ka dheer laakiin beryahaan waxaan weerar xun isku heynaa kii la dhihi jiray hanti oo waxaad moodaa inuu dariiq cidlo ah iga maagayo oo aan qatiyaan ka joogaa intaa waxaan aheyn waan ka ladnahay oo dameerna dhaan iiguma maqna bilcaana iima rimana ilaahay amarkii beyna sidaa ku dhacday. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted February 23, 2011 Waa Siilaanyo oo Sol soo booqday,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,wax fahan Niyow hahahahahahahahahahahahahahahaha!!! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskin Posted February 23, 2011 Bob, you should be a writer bro. sharaxaada aad bixisay caadi maaha. Barasho wanaagsan by the way, i am Miskin ilaahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 24, 2011 Thanks Bro and Barasho Wanaagsan to you too and kulligeenba Masaakiin Allah baan nahay. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites