General Duke

Garowe: Puntland Galmudug agreement: Common sense prevails: PICS + Report

Recommended Posts

I did not know that Garowe was part of mudug. There goes Somalina mixing her regions again. Lol

As for the meeting I welcome hargaysa so pong as come back to the Somali fold.

Galkacyu next capital of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...I love my city because it is an ancient and historical city.

 

I would rather have Barawe or Zeylac or even Beledweyne for a capital than Gaalkacyo or the other neighouring Gs. A capital city has to have something to offer to the visiting outsiders. I'm just being reasonable. It is all about location, location, and location my friend.

 

Maxaa yaala Gaalkacyo? geed tiin tiin? lol... indhaha bus kaa galayso. Meesheeda ha naga joogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As usual we have the likes of Che, devoid of any ideas or basic thinking spewing clan hate. This is an important Somali agreement between two regions, taking responsibility for the destiny of their people and c*****ng a course for all Somali’s.

 

I am confident that this will be implemented and will add to the peace and prosperity of the people of Mudug.

 

Lets look at the agreement itself.

 

. Arrimaha Nabadgalyada

• Ka wadashaqaynta dhinaca berriga iyo badda

• Xoojinta ka wadashaqaynta nabadgalyada

• Iskuxirka maamullada.

Cooperation between the two admins, is vital to clear up any misunderstandings and not to give room to the Shababites and other murderous groups wanting to sew seeds of distrust.

 

Somali’s tendt to dwell on differences, but what are the similarities, however what is common ideologically and vital?

 

1. In midnimadda Soomaaliyeed tahay lagama maarmaan, iyadoo loo marayo nidaamka Dawladnimo ee Federaaliga ah.

2. In kororsiimada xilligan ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda Federaalka ah aysan munaasib u ahayn ummadda Soomaaliyeed waqtigan, taasoo niyad jab ku riday shacbiga Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka.

3. Waxaan u aragnaa in xalka Soomaaliya ku jiro in la qabto shirwayne Qaran oo u gogolxaaraya sidii loo dhisi lahaa dawlad Soomaaliyeed oo loo dhan yahay, laguna qabto dalka gudihiisa meeshii ku haboon.

Galmudug which in essence claims South Mudug and parts of Galgaduud and which is speaking in behalf of the powerful and well armed clans of central Somalia is an agreement to host a national Somali conference.

 

The Grand National Conference; When, how and where?

 

1. Shirwaynaha qaran waa in uu ku qabsoomaa kuna dhamaadaa mudada u harsan DFKM, oo ah 20 Agosto,2011.

2. In la sameeyo gudi qabanqaabo oo uu yeesho Shirwaynaha qaran,kana kala yimaada DFKM, Puntland, Galmudug, Somaliland, Ahlu Sunna Wal jamaaca, maamulada kale iyo wakiillo ka socda deegaanadda aanmaamuladu u dhisnayn.

 

Galmudug to play a bridging role

 

1. Si uu habsami ugu qabsoomo shirwayne qaran waxay Dawlad Goboleedka Galmudug xil iska saareysaa in ay dhexdhexaadiso DFKM iyo Dawlada Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamullada Puntland iyo Gal-Mudug oo iska kaashanaya sidii shir dib u heshiisiineed loogu qaban lahaa Soomaalida

 

Jimco, 18 Feberaayo, 2011 (HOL) – Shirkan oo ka dhacay magaalada Garowe waxaa ka qayb galay madaxda ugu sar saraysa maamulada puntland iyo Gl-Mudug ,waxaana uu ahaa mid looga hadlayay sidii looga wada hadli lahaa iskaashi dhex mara labada dhinac.

 

Puntland waxaa shirka u matalayay Cabdi Samad Cali Shire madaxwayne ku xigeenka Puntland halka Gal-Mudug uu ka socday Abdi samad Nuur Guuleed oo ah madaxwayne ku xigeenka Gal-Mudug.

 

Qodobada ugu muhiimsanaa ee la isla soo qaaday waxaa ka mid ahaa iskaashi amniga ah oo labada dhinac dhex mara iyo sidii mowqif midaysan looga qaadan lahaa waqti kororsiga ay barlamanka KMG ah samaysteen.

 

"Labada maamul waxa ay iska kaashan doonan cid kasta oo khatar ku ah xuduudaha labada dhinac ,iyaga oo iskaaashanaya"ayaa lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay madxtooyada Garowe. Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay in labad dhinac ay ka wada-shaqayn doonaan sidii go,aanno midaysan looga gaari lahaa xaaladamurugsan ee ka jirta dalka Soomaaliya.

 

Labada maamul waxaayabaha kale ee ay ka wada hadleen waxaa kamid ahaa in la qabto shir dib u heshiineed ,kaasi oo lagu dhex dhexaadinayo dhinacyda Soomaalida ee ay colaaduhu ka dhaxeeyaan. Intii ay socdeen shirarka labada maamul waxaa kormeerayaal ka ahaa qaar kamid ah siyaasiin horay caan uga ahaan jiray Soomaaliya iyo qaar kamid ah hayadaha Qaramada midoobay ee xafiisyada ku leh gudaha dalka.

 

Ugu danbayntii wafdiga Gal-Mudug ayaa Garowe soo gaaray 15 bishan, waxaana jira heshiisyo rasmi ah oo labada dhinac ay wada gaareen,iyadoo ay u kala saxiixeen labada madaxwayne ku xigeenka ee Puntland iyo Gal-mudug.

 

Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online

boston@hiiraan.com

Boosaaso, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

"The Future is Mudug" miyaa heeskaada cusub. :D

Ha heshiiyaan oo nabada ha ku soo celiyaan Mudug. That's definitely great news.

 

Did they talk about AS? alrighty then!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.