AYOUB Posted February 17, 2011 Sawirka Amiirka Alshabaab oo la heley Published: 12 February 2011 Kn: Ninka foolka duuban ee amiirka u ah Alshabaab ee ay yartahay cid aragtay ayaa sawirkiisa waxa heshay shabakada KismaayoNews, waxayna noqoneysaa markii ugu horeysay oo sawirkiisa qalabka warbaahinta lagu faafiyo Axmed Cabdi Godane oo sidoo kale leh magacyo kale oo dhowr ah oo uu ka midyahay Sheekh Muqtaar Cabdiraxmaan Abu Zubeyr ayaa si weyn isaga qarin jirey dadka ka tirsan Alshabaab, askarta Alshabaab, dadweynaha iyo saxaafada intuba Arrinta wajigiisa qarsoon waxa dhawaan ka dhashay khilaad soo shaacbaxay kadib markii ninka sedexaad ee Shabaabka Sh. Fu’aad Khalaf uu meel fagaaro ah iska weeydiiyey su’aal ahayd sababta ninka hogaamiye islaam ah uu wajigiisa u qarinayo. KismaayoNews ayay u suurogashay in ay hesho sawirka ninkani, inagoo aanan sheegeynin isha aan ka helnay si aan u illaalino xuquuqda ishaasi. Godane oo kaliya ma ahan raga wajiga qarsada, waxaa kaloo wajigiisa qarinaya ninka ay qaraabada yihiin, islamarkaasina isugu dhowyihiin oo magaciisu yahay Ibraahim Cabdi Meecaad (Afqaani) ama loo yaqaano Macalin Cali KismaayoNews waxa ay heshey tilmaamaha Afqaani, waxaana ka mid ah waa nin gaaban oo cas, waa nin gaabnidiisa ay dhexdhexaad tahay sidiisa ku buuxa, waxa uu leeyaha bidaar qadaadka joogta, xitaa haddii uu gaari saaranyahay foolkiisa waa uu duubanyahay, markii uu magaalada Kismaayo ka talin jirey waxa uu magaalada ka daganaa wax ka badan 30 guri oo uu midba habeen ku hoyan jirey Dhawaan waxaa soo yeertey in 25kii December, 2010 kii loo magacaabay amiirka guud ee Alshabaab, balse arrintaasi wali Shabaabka meysan shaacin sababo la xariira Abu Zubeyr oo aanan ogolaanin Abuu Zubeyr ma ahan nin dadka xitaa si toos ah ula hadla, marka uu doonayo in uu wax sheego waxa uu soo diraa cajalad maqal ah sidii isagoo ku dhuumanaya buuraha Tora Bora. Waa nin dhuuban, maariin madoow xigeen ah, dad’diisa waxa ay u dhaxaysaa 35 jir illaa 45 jir, sida hadda sawirka ka muuqda waxa uu xirtaa koofiyad dheer oo tan labbada shariif oo kala ah si uu dadka u qaldo. FG: Qoraalo kale oo isla arrintan ah ayaa idinku soo fool leh haddii rabi idmo KismaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 17, 2011 JB should be able verify it, he grew up with the man after all... Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 17, 2011 ^ Someone else (who'll remain nameless) claimed they went to uni together. Bal aynu ka war sugno. What I want to know is; why didn't those who claim they're after this man publish his wanted photo. Very fishy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 17, 2011 Xaji Xunjuf dropped out from middle school, so I don't know where you get the uni story. :D He does look like a confused qowdhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 17, 2011 Somalina;695865 wrote: Xaji Xunjuf dropped out from middle school, so I don't know where you get the uni story. :D Inaad Xaajiga sidaad isutaqaanid maan ogayn. Ehen ehem. PS Like I said, the classmate shall remain nameless for now. Nice try. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 17, 2011 Somalina lool.. Any how reer aw Muxummad godane were reer hargeysa so the Amiir his old man and his brother both live in hargeysa so it can be verified Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 17, 2011 Inalilahu Inalilahi Ayoub....When did you join Extra Extra? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 17, 2011 ^^^So its not him? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted February 17, 2011 It is not Godane, this guy's name is Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Pakistan), he defected from Al-Shabaab not too long ago. Maadeey hasn't said anything ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 17, 2011 General Duke;695884 wrote: ^^^So its not him? Che is neutral these days because TFG has minister from Goldogob who cancels out Shangoole. It's 1-1. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 17, 2011 Sensei;695901 wrote: It is not Godane, this guy's name is Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Pakistan), he defected from Al-Shabaab not too long ago. Thanks Sensei from Virginia. The mystery continues.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 17, 2011 ^^^Che clan is not from Goldogob adeer. He is from Nugaal region. So come again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted February 18, 2011 That picture is not of Godane. That picture was a former xisbul islaam fighter and he left gave him self up to the government after his his brother who was a comander was killed in afgooye by shabab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 18, 2011 LoooooooooooL@Ayoub....Horta ninyahow double check with Duke before you say Shangoole is from Goldogob. I make sure if I will check with Jb before I say where ****** or ***** inhibit;) That aside, the presence of my kinsmen will not cleanse the filthy that's the TFG. I gotta give it to you Duke-you have convinced everyone that I'm related to Shongole. Quote Share this post Link to post Share on other sites