Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

Waaw, real su'aalo adaa i weydiinaayee. Journalism school maa kasoo baxday. Sidii White House's spokesman camal ugu jawaabaa hee. 046.gif

 

Banooni waala ciyaaraa laakiin real sports teams kuma arkin, though wey jiraan organized ones. Koley ani ma arkin. I don't think cricket inay Soomaali B iyo T ka taqaan, let alone Islii lagu ciyaaro.

 

Waxbarashada wey iska fiicantahay, and it depends how reerka iskaga ladanyahay ama wax u heysto. Qofba qofka ka ladanyahay ciyaalkiisa iskoolada fiican geystaa, dhalinyaro badana kuliyado ku xareysan jiro outside Nayroobi. Again, depends if the family can afford it. Kuwa soo harayna iskoolada privateka ah iska dhigtaan if they are not working.

 

N.B. -- Maqaayad high-end inaa inta ka furatid maa rabtaa? 045.gif Hmm....now, my report will cost a few dollars.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's pictorial blog.

 

Some random pictures taken on today. The two weekend days is the busiest time in Islii, particularly Axadda. You will see those two days more Reer Kenyaati than Soomaalida. Tuulooyinka dhan ka imaadaan to shop here.

 

Waxaan oo sarar (buildings) isku xig xigo aad wada aragtiin and upcoming la dhisaayo Soomaali ayaa wada leh.

 

islii1.jpg

 

islii4.jpg

 

islii3.jpg

 

islii2.jpg

 

islii.jpg

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saak, waligaa Nayroobi ma arkin miyaa? Qax xataa kuma soo marin? Straight from Dhagaxbuur miyaa? 046.gif

 

Meeshaan waa magaalo hormartay, dameer iyo xoolo kaleba looma ogola magaalada gudaheed. And dad shaqeysanaayo jiido. Waxee jiidayaan haddaa aragtid mar mar dameerka xataa ma xamili karo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOL@MMA, war anigu masoo qixin ninyahow, waddan nabad ah baan ka imid. Marka gaadhigaas oo raran buu qof riixi? That is messed up yo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Asagoo raran waliba wax ka daadanaayo ayee jiidaan. From everything sariiro iyo armaajooyin to kiishash tobaneeyo ah ayee ku wada qaadaan. Waa yaabeysaa. Dadkaan murqaa ku raran, unlike you know xiito xiitiyaalka kibirka badan ee Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Wallee waa sheeko cajiib ah haddaa. Murqo waa ku yaalaan nimankaa, beentaa ma aha. Hal hal Somali ah oo isagana jiido gaadhigaas mala arkaa mar mar?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hal hal?!?! Ma riyoonee, hal iska dhaafee nus Soomaali kuma arkeysid. Xataa haddee rabaan tabar ee ku jiidaan uma haayaan. Qof baasto qaleel iyo bariis kuu cunaayo xuu jiidi karaa, asagaaba issocodsiin karin.

 

31c63dfcf790be13d4219c0a11d0_grande.jpg

 

Wax meeshaan la jiidaayo arag hee.

 

Source: Google.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Acuudi bilaah! Waar kuwaan dameero bey u baahan yahiin.. ama wax kale. Ninkaas can hurt his back and spinal cord very easily. Miskiin:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Allaha u sahlo walaahi.. lakiin waa wax laga naxo.

 

Off topic, do you drive in Nairobi? do all cars there have manual transmission?

Share this post


Link to post
Share on other sites

No, I don't. Even if a car was given to me. Driving in Islii waa madax madax xanuun dhalay. Almost all new (mint condition) imported cars waa automatic, and most of what Soomaalis drive nowadays waa automatic. They are imported from Jabbaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this