Aaliyyah Posted March 15, 2011 loooooooooooooooooooooooooooooool so that explains why ur there! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 15, 2011 Maxaa ku qoslee, it is not like waxaas camal inay Koronto ka dhicin. Sheeko. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 15, 2011 haha crazy things happen. But, im certain no niqaabi chic would poke a strange guy's chest now that is priceless..n im laughing cuz it finally hit me why ur there.. ileen waxa nairobi dadka qaar loga kari wayey .. p.s. loool oh my god did you post your dad's picture on Somaliaonline miyadan ka cabsoneen in dadka qaar abaha ka dacweeyaan haday wax ku haystaan ..its good to be anonymous u know.. by the way he looks healthy mashallah allah ha u siyaadiyo...ka duceeso Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted March 15, 2011 macbuudka, markaas ay dhahaayaan west aan ku halownay, dadkaan(somalida) iyagoo halowsan ayba Kenya ka yimaadaan, but someone needs to tell me how you guys are able to take such long vacations. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 15, 2011 kuwaa oo kale markee kaa hor imaadaan lagama leexdo, waxaala dhahaa "aan isku dhacno" kadib aa la is dhax galaa. Bilan, su'aalahaaga jawaabo ayaan u raadineynaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 15, 2011 Nuunka, runta maa u sheegtid. Runtii maalintaas waa yaabay, marna ma yaabin. Mar isma dhaheynin far dheer shafkaaga lagu taagaa, marna waxaa xasuustay meeshaan waa Islii oo ka filo wax walba. Aaliya, adi maa dacwad qabtid marka? Soo dacwoo hee. And noo, I am not here for poking or such. Waxaasba, as I said, Koronto waaku heli jiray, kuna heli karaa, no need for poking even. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 15, 2011 hadaan dacwo qabo mar hore baan so dacwoon laha lol by the way, I was just joking earlier lool..ur right Toronto is no different!...enjoy ur vacation walaal abona ka duceeso!..walidku xaqiisa lama gudi karo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 15, 2011 bilan;702327 wrote: Someone needs to tell me how you guys are able to take such long vacations. Rumor has that MMA has won the Canadian Mega Million hence his long vacations. Nuune works for the Irish Version of the CIA. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted March 15, 2011 ^Loool - I think too. Ragaan doofkodaa ayee batee.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted March 15, 2011 Malika waa sidaas.. MMI sanad ku dhowaad buu sii maqan yahay. Nuune isagu maalinba waddan buu joogaa LOL. Burundi inta kaasoo waco maalin ayuu maalinta xigta Thailand kaasoo facebook-eyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2011 Saak, lottery beel maku dhihi kariyee. Sanad sii maqanyahay kulahaa. I can't stay here that long, heck Toronto inaa isku soo dhaqo waaye a few months at least markaasna anoo nimceystay soo noqdo. Meeshaan busteeda iyo dhiiqadeeda yaaba longer than few months joogi karo. Laakiin Nuunka aa runta ka sheegtay, anaaaba ka yaabay igaarkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 MMA, employment-ka iiga waran? Somalida joogta badankooda maxay sameeyaan inteysan qoraxda dhicin? Post more pics of restaurants fadlan. Thanx Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2011 Today's blog: Islii and internet speed A considerable, noticeable change of the internet's connection down here in Islii. It is not anything close to broadband's super-fast speed yet, but it has changed tremendously in the past two years. One can watch youtube and other online videos very conveniently, no long waitings. Heck, even one can download and not notice its slowness. They are now installing fiber optic. A one-time Safaricom flash disk costs around 1,500 ($18) and you top up, pay per bandwidth. A sidenote: If you visit a net cafe, foolbuug, err facebook, lagu wada jiraa. Ar maxaa la ilbaxay oo la sanbaxay oo la afbaxay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 16, 2011 Aad iyo aad loo shaqeystaa, Soomaalida joogto badanaa dhalinyarada waxee ka shaqeystaan dukaamada isla Soomaalida leh. It is not a great pay (most are being paid around $100 - $150), but it is better than nothing. Gabdho iyo wiilalba dukaamada wey ka shaqeystaan. Kuwa farmashiyo ka shaqeysto, kuwa net cafe u wada furan, kuwa maqaayado ka shaqeeyo, kuwa hoteelada ka shaqeeyo. Kuwa hoteelada iyo maqaayadaha ka shaqeeyo shaqooyinka fud fudud ka shaqeeyaan waxa kale waa laga faantamaa waa iska taqaanaayee oo Kenyaatiga ka shaqeeyo. Ninkii shaqo rabo wuu helaa meeshaan, believe me. Shaxaad ku nool wey iska yaryihiin oo sidii waagii hore ma'aha. Gabdhaha xataa qaarkood cuntooyinka kariyaan, oo wiilashada shaqeeyo iskaabulada ah qado u kariyaan, oo taas xataa laga shaqeystaa. Haddana hooyooyinka ka shaqeysto waxyaabaha daruuriga jiro, sida biibitooyinka cuntada yar lagu kariyo, caanaha geel jidka lagu gadaayo, cajiinka, miisaska banaanka yaalo oo dhar iyo kareemooyin ah. Meeshaan waa iska Soomaaliya camal, shaqooyinka wey badanyihiin, inta kuma soo koobi kariyee. Kuwa kale iyagoo meel fadhiisan shaqeysto wey jiraan, sida muqalasyada iyo dilaalada. Kuwa inta ka qaado alaabta oo magaalada geeyo jiro, wax badana ka siyaadaayo. Kuwa inta ka qaado Rwanda iyo Congo geeyo jiro. Kuwa trailers u socdo jiro. Maqaayadaha aragooda aad ugu kulushahaayee, LoL. Haye, waa soo sawiri doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted March 16, 2011 Good info. Mahadsanid MMA. About maqaaydaha, xaalada sidey tahay waxaa lagu ogaadaa cuntada la cuno, sidey ila tahay. Waana runtaa dano gaar ah ayaan wataa Nooga sheekey thw sports teams ka jira Islii, do they have a basketball or cricket teams? Waxbarashada ka waran? Soomalida badankooda maxay sameeyaan after high school? dhallinyarada badankood xaaladooda waxbarasho waa sidee? Quote Share this post Link to post Share on other sites