Sign in to follow this  
General Duke

TFG militia man shoots buss full of civilians resulting in deaths destruction.

Recommended Posts

Askari ka tirsan DKMG oo rasaaseeyey gaari Bl- ah

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Askari ka tirsan ciidamada dowaldda KMG Soomaaliya ayaa rasaas bareer ah waxaa uu ku furay gaari ay saarnaayeen dad rakaab ah oo ku sugnaa Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.

 

Inta la’ogyahay 1-ruux ayaa geeriyooday 2-kalana dhaawacyo halis ah ay kasoo gaaray kadib markii askari ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya uu rasaas bareer ah ku furay mid ka mid ah gawaarida BL-ka ee ka dhaxshaqeysa Isgoyska Banaadir iyo degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir.

 

Rasaasta uu askariga dowladda la beegsaday gaariga Bl-ka ayaa la sheegay inay timid ka gadaal markii wadihii gaarigaasi uu ka dhaga adeegay in uu gaariga ku baakimo goob ay ciidamda dowladda KMG ee Isgoyska Baanadir ay u cayimeen gawaarida BL_ka ah.

 

Dadkii ku dhaawacmay rasaastii uu faray askarigaasi aya waxaa loola cararay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho sida uu Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay mid ka mid dadka ku ganacsada aga gaarka Isgoyska Banaadir ee magalada Muqdisho.

 

Dhacdadaan maanta ka dhacday Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ee sababtay dhishada iyo dhaawaca ayaa waxaa ay noqonaysaa dhacdadii 3-daad oo wax ka yar hal bil gudaheeda ka dhacda magaalda Muqdisho taasi oo intooda lala beegsaday dad rayid ah.

 

 

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this