Sign in to follow this  
General Duke

AMISOM still holding Mohamed Dheere[ why has he not be transfered to TFG?]

Recommended Posts

Somalina   

Dadkaani oo ay Shabelle la dhexqaaday Makarafoonka ayaa waxaa ay si isku mid ah u soo dhaweeyeen talaabadii dowladda Federalka ay kusoo qab qabatay dad lagu eedeeynayo inay ka dambeeyeen falkii 15-kii bishan ka dhacday aga gaarka guriga Hooyooyinka taasi oo lagu laayay dad rayid ah oo ka qeyb galayay banaanbaxyo uu soo qab qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir.

 

Dadkani ayaa waxaa ay sheegeen in loo baahanyahay talaabada nuucaani oo kale ah inay sii wado dowladda KMG si askarta dowladda looga qabto dadka ay dhibaataynayaan, iyagoo dad weynahaan ay tilmaameen inay qeyb ka ahaayeen dadkii ka qeyb galayay banaanbxii dadka lagu laayay.

Shabelle Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;695818 wrote:
Shabelle Media

Indeed, they supported Furux robing the port, and applauded the arrest of Mohamed Dheere and five of his cousins. I wonder why?

 

Shabelle Media indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Where did you get your news from this thread? aha...

You don't like this particular news eh? here is a tissue to wipe those tears! :)

 

p.s. I put that there so you notice it. Smart man!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xusuus, Warbixin

 

Warar gaar ah oo aan heleyno ayaa sheegaya in R/wasaare Farmaajo uu amar ku bixiyey in la soo xiro shaqsiyaad kale oo ku lug yeeshay dhacdadii 15-Febrayo ee lagu laayey banaanbaxayaashi

 

Raga la amray in la soo xiro oo xusuus.com heshay waxaa ka mid ah .

 

1-Gudoomiyaha dallada bulshada rayidka Muxu'diin Xasan Afrax

 

2-Shire Xaaji Dalfac

 

3-Sharif Jilicow

 

4-Axmed Cumar Xabeeb (Jandhay)

 

5-Malaaq Showri Malaaq Colow (Malaaqa Xamar iyo Xamar-Daye)

 

Ragaan ayaa la sheegay iney dhamantood si isku mid ah ugu hanjabeen gudoomiyaha G/Banaadir Tarzan iyagoo sidoo kale la kulmay Max'ed Dhacdada kadib.

 

Ragan ayaa dhamaantood waxaa ay maanta magangalyo ahaan u galeen degmada Madiina ee maamulka Axmed Daaci halkaas oo la sheegay in ciidamo ka tirsan nabadsugida ay ku weerareen.

 

Ciidama beeled ku heyb ah ragan ayaa caawa ka wada degmada Madiina dhaqdhaqaaq xoogan si ay uga hortagaan ciidamada PS-ta ee uu Farmaajo soo diray.

 

Dhacdadi 15-Febarayo ayaa u muuqata in shaqsiyaad kale loo heysto , waxaana arinka u muuqdaa inuu xifaaltan beeleed ka dhex bilawday Tarzan iyo Waxgaradka Mudulood.

 

Gudoomiye Tarzan ayaa dadka wax saadaaliya waxey sheegayaan inu si ugu lug yeeshay maadama ay mucaaradsanyihiin dhamaan waxgarardka Mudlood.

 

Dagaalka ayaa hada muuqda mid ku dhamaan doona Tarzan +Amisom VS waxgaradka Mudulood

 

xusuus.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this