Sign in to follow this  
General Duke

AMISOM still holding Mohamed Dheere[ why has he not be transfered to TFG?]

Recommended Posts

AMISOM oo wali gacanta ku hayso Max’ed Dheere iyo .........

 

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada AMISOM ayaa wali dowladda KMG ku wareejin Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere, iyadoo ragii kale ee lala xiray Maxe’d Dheere lagu wareejiyay dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo dhamantooda lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen falkii lagu waxyeeleeyay dad banaanbax ka dhigayay Tiyaatarka.

 

Sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay, Ciidamada AMISOM oo shalay gacanta kusoo dhigay Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheer iyo 4-sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ayaa waxaa ay ku waramayaan in AMISOM wali dowladda KMG aysan u gacan galin Max’ed Dheere oo iyagu gacanta ku hayaan.

 

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada AMSIOM ay dowladda ku wareejisay, ninman magacooda lagu sheegay Cabdi Qeybdiid, Nuur Cali Yalaxow, Max’ed Raage Tifoow iyo Cali Nuur Max’ed oo iyana la tilmaamay inay ka mid ahaayeen dadki ku lugta lahaa weerarkii lagu qaaday 2-maalin ka hor dad banaanbaxayay oo taageersanaa dowladda KMG Soomaaliya.

 

Waxaa la sheegay in dadka dowladda gacanta loogaliyay ay ku jiraan Xarunta ciidanka nabad sugidda ee dowladda KMG Soomaaliya hase ahaatee sarakiisha AMISOM wali aysan u gacan galin dowladda Max’ed Dheere oo Mas’uuliyiin u hadashay dowladda ay sheegeen in isaga iyo afarta kale ay ku lugleeyihiin falkii lagu laayay dad dhigayay banaanbaxa.

 

Xalay ayay aheeyd markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed, Wasiirka gaashaandhiga dowladda C/xakiin Xaaji Fiqi iyo wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee dowladda C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo si wad jir ah shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ay ku sheegeen inay gacanta kusoo dhigeen dad uu ka mid ah Max’ed Dheere ay ku eedeeyeen in uu ku luglahaa weerarkii lagu qaaday dibad baxayaashii ku banaanbaxayay aga gaarka Tiyaatarka ee magaalada Muqdisho.

 

Inkastoo dowladda KMG Soomaaliya ay sheegtay in ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda gacanta ay kusoo dhigeen 5-ruux oo uu ka mid yahay Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere ayaa hadana ilaha lagu kalsoonyahay waxaa ay sheegayaan in Wali Max’ed Dheere uu ku jiro gacanta ciidamada AMISOM.

 

wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee dowladda C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo isna shirkaasi Jaraa’id ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in sharciga lala cuskan doono shaqsiyaadka dowladda gacanta ay ku hayso oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday shacabka banaanbaxayaasha ahaa ee taageersanaa dowladda KMG Soomaaliya.

 

Wararka ugu dambeeyay oo ay Shabelle ka helayso Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ay ku waramayaan in wada hadal uu u socdo Mas’uuliyiinta dowladda KMG iyo AMISOM kaasi oo ku aadan sidii ciidamada AMSIOM ay dowladda KMG ugu gacan galin lahayd Max’ed Dheere oo wali ku jira gacanta ciidamada AMSIOM.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Where do you think he is held at?

Yesterday you were asking for justice and today you are worried for one of the suspects...

Maxamed Dheere this and that, oh please!...stop your nonsense, it is embarrassing.

 

Xaji, sharciga aad ku matageysaan wax ka qabta marka hore intaadan halkan imaan. TFG minister ayaan xirney ayaad news ka dhigateen. What a weak move on your part.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

First Amisom recieving the dead bodies of the pirates AUN. And now this? it definitely seems Amisom is running the whole show for TFG in mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No one is worried about the man. If he commited the crime he should face the music. Though its AMISOM running the show, the TFG militia only know how to kill civilians. Arresting anyone is beyond their power...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Last week, a PL soldier fired at 3 students, how would you describe the PL soldiers?

Yeah! that is what I thought.

 

Don't lose your day job.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There you go again getting angry for no reason. The police man who shott the youths is in custody, in jail. The students of the city had a major demonstration against this incident.

 

However today a militiaman of the TFG just shot a bus to bits and killed more civilians. Another emergency cabinet meeting was held and no doubt AMISOM will be sent a name to arrest for this incidnet as well.

 

Nah, I think you need to worry for Mr Tarzan and Sharif Hotels "jobs"..

Share this post


Link to post
Share on other sites

He might become even more famous for this. After all, he is under the arrest of AMISOM, and not any Somali power.. But hey, we need to give this government an extension.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Who ordered his arrest? where is he at? and what really matters here?

AMISOM ayuu ku waashey uun, keep your eyes on the prize ayaan ku idhi.

--------

 

Khamiis, 17 Feberaayo, 2011 (HOL) – Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay tallaabadii ay dowlada KMG ah ee Soomaaliya ku xirxirtay dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen xasuuqii lagu dilay 15-kii bishan dad shacab ah oo ka qaybqaadanayay mudaaharaad nabadeed oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ee DKMG ah.

 

Warsaxaafadeedkan oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Nairobi ayaa lagu sheegay in jawaabta deg-degga ah ee ay DKMG ah ka bixisay falkaas uu shacabka Soomaaliyeed tusayo sida ay dowladda uga go'an tahay inuu dalka ka baxo isla xisaabtan la'aanta soo jirtay muddada 20-ka sano ah.

 

Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay ku noolaadaan kuna shaqeystaan ayna si nabad ah uga qaybqaadan karaan bannaabaxyada iyadoo aanay cabsi ku jirin.

 

Dowladda Mareykanka ayaa cambaareyn xooggan u jeedisay falkaas, iyadoo tacsi u dirtay ehellada dadkii lagu dilay dhacadadaas oo ay ku tilmaameen inay ahayd mid fool xun oo laga naxo.

 

Hadalka xukuumadda Washington ayaa imaanaya iyadoo dowladda KMG ah ay xalay shaacisay inay shan qof oo uu ku jiro mas'uulkii hore ee gobolka Banaadir u soo xirxirtay dhadadii Talaadadii lagu dilay afarta qof ee shacabka ah, tirada intaas ka badanna lagu dhaawaacay.

 

Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay taageero ka heshaa dowlado uu Mareykanka ka mid yahay, waxaana Washington ay noqonaysaa dowladdii ugu horreysay oo ka hadasha dhacdada iyo dadka loo xirxiray.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

What show? It was the president who ordered the arrest of M Dheere. Now what does that tell you? hmm...

Why AMISOM is involved? if you don't know, I feel sad for you.

 

Enjoy your cantarabarash haddaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@President ordered AMISOM to arrest him. Now why did the President troops not arrest this man? Oops I am sorry he has no real troops. Like he controls no real territory outside the 2km, which he can not even keep the civilians safe inside off.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The TFG made history today! don't be mad about it, embrace it.

 

FYI: The president's men are in Villa Somalia along with the AMISOM troops.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this