Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia's TFG government deputy Minister arrested in Somaliland

Recommended Posts

Masuul ka Tirsan Xukuumada Shariif oo Xukuumada Soomaaliland Xabsiga Dhigtay.

Thursday, 17 February 2011

Dawlada Somaliland ayaa maanta Xidhay Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud ee dawlada TFG-da ka dib markii

laga qabtay Madarka caalamiga ah ee Cigaal Intenational isagoo diyaarad la socda, waxaana sida la sheegay lagu Xidhay Saldhiga Madaarka Hargeisa.

 

Mana jirto ilaa hada wax wara oo ka soo baxay Xukuumada Somaliland oo la xidhiidha xadhiga masuulkaasi la xidhay, balse waxay wararku intaasi ku darayaan in Ninkan la xidhay oo hayb-ahaan ka soo jeedo Gobolka Togdheer.

 

Masuulkan la Xidhay ee ka tirsan Dawlada Somaliya ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ay Xukuumadda Siilaanyo Xidho tan iyo intii ay Xukunka Dalka la wareegtay,iyada oo hore ay Madnuuc uga ahaayeen Somaliland, Masuuliyiinta Xilalkja ka haya dawalada Somaliya inay dalka soo galaan iyaga oo aan wax cafis ka haysan dawalada Somaliland .

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Masuuliyiinta Xilalkja ka haya dawalada Somaliya inay dalka soo galaan
iyaga oo aan wax cafis ka haysan dawalada Somaliland
.

Waanu khaldanney, waanu ka baxney xukuumada Soomaaliya, dadkayaga ayaanu ku soo noqoney iyo dalkayaga, gaf weyn ayaan galney, waraabayaal is leenaya ayaan naf ka raadiney, gooni isu taaga Somaliland waa muqaddas, cafis ayaan ka rabnaa xukuumadayada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Cajeeb! When those guys used to return and say those words I always assumed it was something they put together in a hurry. Ileen you used to write the apology speeches for them! How much per page warya? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ smileys.gif waa business fiican, dad badan ayaa raba iney towbad keenaan ee soo raadi aanu ka faa'iideesanee, the charge depends the content and how long ay waddanka ka maqnaayeen smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali govt minister apprehended in Somaliland: Official

 

He is the first TFG minister to be captured in the breakaway republic of Somaliland.

 

Source: (AHN) Reporter: Abdi Hajji Hussein

Location: Hargeisa, Somaliland, Somalia Published: February 17, 2011 11:38 am EST

Topics: Politics, Government, Public Officials, Crime, Law And Justice, Crime

 

Authorities of the breakaway Somali republic of Somaliland on Thursday apprehended a minister from the transitional federal government after he unexpectedly landed at an airport in Hargeisa.

 

 

Abdirashid Mohammed Ali, the deputy minister of public works and housing of Somalia's transitional federal government was seized as he was landed at Egal international airport in Hargeisa, the capital of Somaliland, according to Ilmi Roble Furre, Somaliland’s police chief.

 

 

Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90034754?Somali%20govt%20minister%20apprehended%20in%20Somaliland%3A%20Official#ixzz1EEjoI9Pe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this