Saalax Posted February 15, 2011 http://www.gedonet.com/index.php?news=5994 Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 15, 2011 war waxaan ma naxaayasha maxey ahaayen Askar aa lagu sheegaaye waaba Mooryaaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted February 15, 2011 Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka oo Laayey Dad Banaanbax dhigaayay Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku laayey dad rayid ah oo ka qaybgalaayay banaanbax usoo qaban qaabiyey maamulka gobolka Banaadir ee Dawladda Federaalka. Banaanbaxa ayaa waxaa looga soo horjeeday kooxda Al-Shabaab ee kasoo horjeeda Dawladda isla markaana lagu taageerayay hadalkii shalay kasoo yeeray Madaxweyne Sheikh Shariif oo ahayd inuu codsanaayo in waqti dheeraad lagu kordhiyo Dawladiisa. Dadweyne isugu jira rag,dumar iyo caruur ayaa isugu soo baxay barxadii gurigii hore ee Hooyooyinka,waxaana waxyar kadib soo gaarey Ciidamo ka tirsan Dawladda kuwaas oo rasaas ku furey dadka taasoo dhalisay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Rasaasta ay fureen Ciidamada waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 3-qof iyadoo ay ku dhaawacmeen inka badan 10-qof oo banaanbaxa dhigaayay. Goobta ayaa hal mar isu bedeshay meel colaadeed,waxaana laga dareemayay buuq iyo jahwareer iyadoo dadka ay bilaabeen in ay isaga cararaan goobta. Lama yaqaano sababta ka dambeysay in Ciidamo ka tirsan Dawladda ay rasaas ku furaan dad ka qaybgalaaya banaanbax ay soo abaabushay isla Dawladda. Bishii hore ayaa Ciidamo ka tirsan Dawladda waxay isla magaalada Muqdisho ku dileen dad gaaraya 20-qof isla markaana ku laayeen isgoyska Banaadir. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted February 15, 2011 cajiib, ciidamada dowlad isku sheegto shaqo aan in aay shacabka soomaaliyeed laayaan ahaayn ma hayaan miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 15, 2011 alayaraxmo wixi wax ku noqday , waxan meesha dawlad isku sheegeysa waxa la yidhi uun shacabka laaya subxaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 15, 2011 AUN dadkii dhintey. Mogadishu iney degto lama rabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted February 15, 2011 Very sad indeed. Killing peaceful demonstrators validates the image of a ruthless corrupt government trying to cling to power. People should be allowed to demonstrate peacefully. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 16, 2011 U.S. Condemns Feb 15 Attacks, Appluads TFG and AMISOM Reaction US Embassy, Nairobi Press Release The United States condemns the February 15 attack on the Peace Festival in Mogadishu. Our thoughts and prayers go out to the victims and families. We applaud the reaction to the attack by the Transitional Federal Government and the African Union Mission in Somalia with today’s arrest of several suspects. The Somali people have the right to live, work, and assemble peaceably without fear. The Transitional Federal Government’s swift response to yesterday’s attack is a signal to the people of Somalia that it is serious about challenging the culture of impunity that has plagued Somalia for the last years. Source: US Embassy Quote Share this post Link to post Share on other sites