caydarus Posted February 15, 2011 Nin boqor ah ayaa beer iska lahaa, beer tana waxey kutaalay magaalada uu asaga xukumay dadki magaalada daganaa ayaa beertii iska gurta oo laga kariwaa yey markii dembe ayuu boqorkii kudhahey dadkii ordaye ninkastowba wax alle waxaad kasoo cunikarto beerta kasoo cun shayga aad markaa oogu jeceshaheyna kasoo qaado, lakiin nasiib daro wuxuu kale oo uu amar uu kusii yey ciidankiisi in nin kasta shayga uu soo qato dabada laga galiyo, dadkii ayaa ninba waxa uu markaa islahaa wad ubahantahey soo qaatey nin moos,nin liin nin cambe nin basbaas nin basal nin baradho nina qare waxey shakadu socoto nin kastaba sheygii uu watey dabada laga galiyba markii dembe ayaa soo gaarey nin wata liin dhanaan markaa ayuu qosal bilaabey markii dabada laga galinaayey ciidankii ayaa waydiiyey waxa u ku qoslaayo marka ayuu yiri waxaan kuqoslayaa sxbkay oon isku meel daganahey ayaa soo socda wuxuuna wataa qare taas ayaan layaabanahey sida ay dabadiisu ula ekaan doonto qaraha.kkkkkkkkkkkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites