Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president receives a delegation from the British chambers of commerce PICS

Recommended Posts

War-Saxaafadeed: Madaxweynaha JSL Oo Caawa Qasriga Madaxtooyada Kula Kulmay Wefti Ganacsato Ah Oo ka Socda Dalka Ingiriiska.

 

 

ingi1.JPG

 

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Caawa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ka socda Wadanka Ingriiska oo ka koobna Ganacsato iyo Maal-gashadayaal.

 

 

 

 

Weftigaas oo ka socday Ururka loo yaqaan Anglo-Somaliland Chamber of commerce oo Dalka u yimi inay dhamaystir ku sameeyaan xidhiidh hore oo uu Madaxweynuhu kula yeeshay Wadanka Ingriiska markii uu Booqashada ku tegay badhtamihii bishii December ee sanadii 2010 ee Ina dhaafay.

 

 

Waxa kale oo ay u yimaadeen Weftigu inay helaan xaqiiqooyin ku saabsan sidii ay u abuuri lahaayeen fursado ay maal-gashi ku sameeyaan dalka.

 

 

ingi2.JPG

 

Kulanka Weftigan oo jewi wanaagsan laysku qaabilay waxa ay Madaxweynaha u sheegeen in ay ka sidan Xafiiska Arrimaha Debeda Ingiriiska Casuumad Saddex Wasiir oo Xukuumada Somaliland ka Tirsan oo ka qayb gala Shir balaadhan oo Ganacsi iyo Maal-gashi ku saabsan oo dhex-mara labada Dal oo ka dhicidoona Magaalada London ee Wadanka Ingiriiska dhamaad ka Bisha March ee Fooda inagu soo haysa Arrintaas oo ah tii ugu horaysay oo Heer Laba Dawladood ah aynu wax u wada qabsano.

 

 

Madaxweynuhuna Waxa uu Dhiniciisa Faah-faahin Balaadhan oo mugleh ka bixiyey Halka uu Maraayo Huru-marka Dalkan Somaliland isaga oo ku soo Dhaweeyey kuna Dhiiri geliyey inay Maal-gashi ku sameeyaan Dalka.

 

 

Madaxweynaha waxa kulankan ku Wehelinaayey Wasiirada Kaluumaysiga Khayraadka Bada, Macdanta iyo Biyaha, Beeraha, iyo Qorshaynta Qaranka.

 

 

Weftigan oo dalka ku sugnaan Doona Shan maalmood waxay kulmo la yeelan donaan Gacnasatada Dalka iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada.

 

 

 

 

 

 

Allaa Mahad Leh

 

 

 

 

 

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Ganacsato Ingiriis Ah

February 13th, 2011

 

Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qaabilay wefti Ganacsato ah oo ka socday dalka Ingiriiska oo socdaal ku yimid dalka.

 

War-saxaafadeed uu Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ka soo saaray kulankaasi wuxuu u dhignaa sidan:-

 

“ Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Caawa kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ka socda Wadanka Ingriiska oo ka koobnaa Ganacsato iyo Maal-gashadayaal. Weftigaas oo ka socday Ururka loo yaqaan Anglo-Somaliland Chamber of commerce oo Dalka u yimi inay dhamaystir ku sameeyaan xidhiidh hore oo uu Madaxweynuhu kula yeeshay Wadanka Ingriiska markii uu Booqashada ku tegay badhtamihii bishii December ee sanadii 2010 ee Inna dhaafay. Waxa kale oo ay u yimaadeen Weftigu inay helaan xaqiiqooyin ku saabsan sidii ay u abuuri lahaayeen fursado ay maal-gashi ku sameeyaan dalka. Kulanka Weftigan oo jewi wanaagsan laysku qaabilay waxa ay Madaxweynaha u sheegeen in ay ka sidan Xafiiska Arrimaha Debeda Ingiriiska Casuumad Sadex Wasiir oo Xukuumada Somaliland ka Tirsan oo ka qayb gala Shir balaadhan oo Ganacsi iyo Maal-gashi ku saabsan oo dhexmara labada Dal oo ka dhicidoona Magaalada London ee Wadanka Ingiriiska Dhamaad ka Bish March ee Fooda inagu soo haysa Arrintaas oo ah tii ugu horaysay oo Heer Laba Dawladood ah aynu wax u wada qabsano Madaxweynuhuna Waxa uu Dhiniciisa Faah-faahin Balaadhan oo mugleh ka bixiyey Halka uu Maraayo Huru-marka Dalkan Somaliland isaga oo ku soo Dhaweeyey kuna Dhiiri geliyey inay Maal-gashi ku sameeyaan Dalka Madaxweynaha waxa kulankan ku Wehelinaayey Wasiirada . Kaluumaysiga Khayraadka Bada, Macdanta iyo Biyaha, Beeraha, iyo Qorshaynta Qaranka.

 

Weftigan oo dalka ku sugnaan Doona Shan maalmood waxay kulmo la yeelan donaan Gacnasatada Dalka iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

British Investors Arrive in Somaliland

 

HARGEISA — With investment and business deals in mind, a British business delegation of six members arrived in the country on Saturday afternoon to hold talks with government officials.

 

The investors were warmly received at the Presidential palace by President Ahmed Mohamed Silaanyo, Vice-President Abdulrahman Abdullahi Ismail and other senior ministers.

 

The delegation, led by Somaliland-born British businessman Mohamed Yusuf and composed of joint venture and private companies from various industries, are expected to spend the next five days in the country to study the business climate and opportunities in the country.

 

According to a press release signed by the Presidential spokesman, Mr. Abdullahi Mohamed Dahir, the trip is a follow-up action for the agreements President Silaanyo reached with members of the UK government and British firms during his visit to London in late November of last year.

 

It was during that last visit by President Silaanyo that British and Somaliland investors established an economic cooperation center dubbed the Anglo-Somaliland Chamber of Commerce (ASCC). The Chamber will promote trade and investment between the United Kingdom and Somaliland’s private sector and will help foster a cooperation between the two sides.

 

Mr. Yusuf, who has important contacts in the British corporate and government sector, played a crucial in the establishment of ASCC and is currently the president of the organization.

 

As well as holding negotiations and exploring greater investment opportunities in Somaliland, the delegation also brought with them an invitation for the Somaliland government from their UK counterparts.

 

The delegation revealed that the British Foreign and Commonwealth Office has invited three Somaliland minister for another trade and commerce conference to be held in London at the end of March.

 

The conference is expected to host British investors and buyers from both public and private sectors and will enhance bilateral economic cooperation between the two nations. For the first time the UK government is to treat Somaliland as a sovereign nation with equal playing field.

 

 

Anglo-Lander meetings

President Silaanyo briefed the investors of his regime’s achievements since coming to power in July 2010 and the economic reforms they carried out so far. He cited that Somaliland was a virgin solid pipeline of investment opportunity and that his regime has plans to broaden the economy and build stronger foundation for investment opportunities. He added Somaliland was capital-hungry country and a great strategic location on Horn of Africa along southern approaches to Bab el Mandeb and route through Red Sea and Suez Canal.

 

It’s not clear the areas the British investors will explore for possible investment but Somaliland is pushing forward with plans to privatise port of Berbera; the only deep-water port in the Gulf of Aden and an increasingly important port for Ethiopia. The country has proven hydrocarbon potential but two American firms, Chevron and ConocoPhillips maintain their former concessions in the region stands and they still have the rights to explore. However, these concessions were signed under dictator Mohamed Siad Bare who fell more than two decades ago.

 

Somaliland is part of the Arabian-Nubian Shield (ANS) and shares a very similar geological evolution as Ethiopia, Egypt, Eritrea, Sudan, Saudi Arabia and Yemen. It is believed to have precious and industrial metals such as gold, zinc, lead, tin, copper and silver, in particular along the coastline, where rocks have been crystallizing on the flanks of the Red Sea since the Neoproterozoic era.

 

Somaliland is also part of the Mozambique belt and has abundant deposits of gemstones, from emerald to aquamarine, ruby and sapphire as well as vast amounts of garnet, quartz and opal as well as lesser-known minerals such as titanite and vesuvianite. A number of local miners have already unearthed emeralds, rubies and opals but most mining is extremely difficult and painstakingly slow because most miners lack the proper tools and equipment.

 

In 1977, a Bulgarian company extracted some 200 tonnes of quartz of high purity and clarity in an area to the west of Darbuuruq, near Gabiley.

 

According to a South African geologist and gemmologist Dr Judith Kinnaird, there is production of red spinel and tourmaline in dark green and pink watermelon type, zircon, nice crystals of colourless topaz, blue and green vesuvianite, rarer titanite as well as apple green apatite occurs in abundance in the emerald-bearing localities.

 

Somaliland is seeking investors to help them construct a railway from the port city of Berbera to the town of Tog-Wajale on the Ethiopian border. They are also seeking foreign investors in the telecommunication, health and education sectors.

 

The new administration said foreign capital and investment is one of their top priorities during their time in office. As well as Britain, the government plans to invite investors from China, United States, Sweden, Denmark and Finland. The President is expected to visit both Beijing and Washington in the months ahead.

 

Somaliland was a British protectorate that gained independence on June 26 1960, the country was formally recognized for a few days in 1960 as the State of Somaliland, before unifying with the Trust Territory of Somalia (the former Italian Somaliland) later the same week to form the Somali Republic.

 

However the union went sour and Somali republic collapsed in 1991 after two decades of internationally-hidden civil war. Shortly after, Somaliland declared the restoration of its sovereignty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this