A_Khadar Posted February 11, 2011 Buuhoodle(Jidbaale):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Cayn ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee degaanadda Cayn Halkan ka Dhagayso Isaga oo sheegay inay jiraan diyaar garow dagaal oo dhinaca somaliland ay wali ku soo daad guraynayaan jiida hore,Gudoomiye ku xigeenka ayaa ugu baaqay Shacabka SSc dibad &gudaba in diyaar garow dheer la galo in xaaladan ka taagan mandaqada mudo dheer loo soo afjaro. http://www.somali24.net/podcast/1160 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 11, 2011 Siilaanyo oo Odayaasha dhaqanka ee Somaliland u soo jeediyeen in uu Ciidamadiisa Gobolka Cayn kala soo baxo Baraagihii reerkiisu qoteen aaso. Posted: February 11/2011, 4:12 pm Odayaasha dhaqanka ee Somaliland iyo guurti farabadan oo shalay la kulmay siilaanyo ayaa ku eedeeyey in uu Somaliland u bedelay ama dib ugu celiyey Jabhadii SNM. Waxaa lagu cadeeyey in ciidamadii Somaliland uu u isticmaalay qabiilkiisa isagoo ku duulay qabiil deris la ah. Odayaasha waxay u sheegay in hadii uu duulaan dambe qaado ay noqon doonto burburkii Somaliland, islamarkaana uu Somaliland gelin doono dagaal uusan ka fiirsan. Waxay ku cadeeyeen in uu siyaasadii ku fashilmay uuna kala garan la yahay qaran iyo qabiil Odayaasha dhaqanka ee Somaliland ayaa Siilaanyo u soo jeediyeen in uu Ciidamadiisa Gobolka Cayn kala soo baxo Baraagihii reerkiisu qoteen aaso sida ugu dhaqsaha badan. Arintan ayaa waxay daba socotaa ayaamo ka hor markii siyaasiyiin ka tirsan xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ay siilaanyo ku eedeeyeen in uu Somaliland SNM u bedelay. Eeddahan loo soo jeedinayo Siilaanyo ayaa waxay soo baxayaan kadib markii todobaadkan ay ciidamada Somaliland ku guuldaraysteen dagaalkii kalshaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 11, 2011 Waxay ku cadeeyeen in uu siyaasadii ku fashilmay uuna kala garan la yahay qaran iyo qabiil Waraabe ma raboobo.. Silanyo knows the best leading Qabiil to bloodshed and that is he what he is doing right now.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 11, 2011 Gudoomiye kuxigeenka gobolka cayn eeh Puntland what are the pirates doing in buhoodle i thought it was ssc;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 11, 2011 XX: That is not your business but sheekada Buuhoodle naga soo afjara qoodhiin iyo xeradiin Quote Share this post Link to post Share on other sites