Sign in to follow this  
Somalina

Somali Shopkeeper Killed In Delft Robbery

Recommended Posts

Somalina   

AUN marxuumka.

-------------

 

SAPA.gif

 

Wednesday, February 09, 2011

 

Western Cape police have confirmed the death of a Somali shopkeeper during a robbery attempt in Delft last night.

 

Police spokesperson Joe Wilson said : "Last night at approximately 21:40 two Somali shopkeepers came under fire whilst trading at Milano spaza shop. It is alleged that two unknown males approached the shopkeepers... the one suspect fired two shots at the shopkeeper, 30-year-old Idiris Haji”.

 

The robber subsequently failed to enter the store and fled, but not before throwing a petrol bomb into the store.

 

The second man managed to escape serious harm thanks to the intervention of local residents.

 

Police are investigating a case of murder, attempted murder and arson.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Dagaal dhexmaray ganacsato Soomaaliyeed iyo burcad Koonfur Afrikaan ah oo sabay dhimasho iyo dhaawac

 

 

Arbaco, 09 Feberaayo, 2011 (HOL) – Ugu yaraan saddex qof oo uu ku jiray ganacsade Soomaaliyeed ayaa ku dhintay dagaal ku dhexmaray burcad u dhashay dalka Koonfur Afrika iyo ganacsato Soomaaliyeed duleedka magaalada Cape-town ee dalka Koonfur Afrika, waxaana dagaalkaas ku dhaawacay afar ganacsade oo Soomaali ah.

 

"Dagaal dhexmaray ganacsato Soomaaliyeed iyo burcad madow oo Koonfur Afrika u dhashay ayaa sababay dhimashada saddex qof oo isugu jira ganacsade Soomaali ah iyo laba burcad ah," ayuu yiri suxufi Soomaaliyeed oo ku sugan deegaanka uu falka ka dhacay.

 

Afar qof oo ka mid ah ganacsatadii Soomaaliyeed ee dagaalka la galay kooxda madow ayaa iyaguna dhaawacmay, waxaana dagaalka loo adeegsaday hub iyo waxyaabo kale oo ay ku jiraan faasas, midiyo iyo baangado.

 

Goobjoogayaal ayaa sheegay in booliiska Koonfur Afrika oo soo gaartay goobta ay shaqaaqadu ka dhacday ay xabsiga u taxaabeen laba ganacsade oo Soomaali ah, ayna goobta ka qaadeen maydadka laba burcad iyo ganacsadihii Soomaaliga ahaa.

 

Ma ahan markii ugu horreysa oo ganacsatada Soomaalida ah ay iska difaacaan burcadda dhacda u geysta, waxaase dagaallo noocan oo kale ah lagu dilay dhowr ka mid ah burcad qorsheynayay inay dhac u geystaan dukaamo ay Soomaalidu leedahay.

 

Dalka Koonfur Afrika ayaa noqonaya dalka ugu badan ee lagu dilo Soomaalida, halkaasoo ay ku leeyihiin dukaamo ganacsi si ay lacag uga sameeyaan, waxaana dilalkan ugu dambeeyay ay imaanayaan iyadoo wafdi ka socday Koonfur Afrika ay dhawaan DKMG ah kala hadashay sidii looga hortegi lahaa dilalka loo geysto Soomaalida dalkaas ku nool.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah yarxama. The amount of xenophobia being perpetrated against Somalis in SA is staggering. On top of that, if Somalis are caught carrying weapons, guess what...it's straight to jail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this