Somalina Posted February 10, 2011 According to Boramanews Mr Waraabe said “Beelihii hareeraha inaga xigay way maqan yihiin Sanaag Barri way go’aday, reer Boorama way go’een oo haddii aad Website-kooda aragto waad yaabaysaa , qoladii buuhoodle qoryo ayay soo sitaan haddii ay beelihii qaar baxeen markaa meeshu ma SNM-tiibaa mise waa dawladii Siilaanyo, ilayn Somaliland ma ahee,waa in dadka xaqooda la siiyaa dawlad dadka u cuntanta oo dadka u siman oo beelaha oo dhami iska arkaan waa in la sameeyaa dawlad ka kooban kooxi ma meteli karto Somaliland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2011 Kaasina waa Faysal ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2011 Waraabe runtuu iska sheegay. Qolyahan Somaliland waa iney tashadaan oo dhulkooda ku ekaadaan. Dhulkooda ha u macaanaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 10, 2011 “Waxaad ka Warantaa Boqol Nin oo Jug soo dhacaya oo Dalka u talinaya, Dalkani Jug soo dhacay ma wadayo…” Eng.Faysal Cali Waraabe :D Zack dhulkooda waa qaraar malaha. kkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2011 Noocyo badan baanu ka leenahay ,,, weli qaar baydaan arage bisinka sii qabsada bal Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2011 Somalina LOL Saas bey u egtahay sheekadu. Waraabe wuxuu yidhi ma fahmin... ma dadka qurbaha buu u jeedaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 10, 2011 The Zack;694049 wrote: Somalina LOL Saas bey u egtahay sheekadu. Waraabe wuxuu yidhi ma fahmin... ma dadka qurbaha buu u jeedaa? Which part? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2011 This part.. “Waxaad ka Warantaa Boqol Nin oo Jug soo dhacaya oo Dalka u talinaya, Dalkani Jug soo dhacay ma wadayo…” Eng.Faysal Cali Waraabe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 10, 2011 madaxwayne Siilaanyo haddii uu foodkii helay macneheedu ma aha waxaan doono ayaan yeelayaa laakiin talada waa la wada leeyahay ma aha in ay koox yari dalka u taliso. waxaynu khaati ka joognay oo magac loo bixiyay nin Faransiiska ka yimid oo Jug soo dhacay loo bixiyay bal hadaba waxaad ka warantaa boqol nin oo jug soo dhacay oo dalka u talinaya,dalkan jug soo dhacay ma wadayo”. I hope it makes sense to you now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 10, 2011 It does make sense now, yes. Thanks for posting the entire quote for me. LOOOOL@waraabe.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 10, 2011 Sheekadu ma square one bay ku noqotay after 20 yrs. Eng. Faisal horta ma waalan yahay mise waa miyir qabaa? ma maamulkii habraha buu maantana yidhi ha layska wada dhex arko.......... secessionists, ninkaa iyo codbaahiyaha (mic) kala ilaaliya, hadda waa iga talo Illaahay amarkiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites