Sign in to follow this  
A_Khadar

Col. Axmed Maxamed Dalbac Oo Ku Biiray Ciidamada SSC-

Recommended Posts

Somalina   

According to Boramanews Mr Waraabe said

“Beelihii hareeraha inaga xigay way maqan yihiin Sanaag Barri way go’aday,
reer Boorama way go’een oo haddii aad Website-kooda aragto waad yaabaysaa
,
qoladii buuhoodle qoryo ayay soo sitaan
haddii ay beelihii qaar baxeen markaa meeshu ma SNM-tiibaa mise waa dawladii Siilaanyo, ilayn Somaliland ma ahee,waa in dadka xaqooda la siiyaa dawlad dadka u cuntanta oo dadka u siman oo beelaha oo dhami iska arkaan waa in la sameeyaa dawlad ka kooban kooxi ma meteli karto Somaliland

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

“Waxaad ka Warantaa Boqol Nin oo Jug soo dhacaya oo Dalka u talinaya, Dalkani Jug soo dhacay ma wadayo…”

Eng.Faysal Cali Waraabe

 

:D:D

 

Zack dhulkooda waa qaraar malaha. kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The Zack;694049 wrote:
Somalina LOL Saas bey u egtahay sheekadu. Waraabe wuxuu yidhi ma fahmin... ma dadka qurbaha buu u jeedaa?

Which part?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

This part..

 

“Waxaad ka Warantaa Boqol Nin oo Jug soo dhacaya oo Dalka u talinaya, Dalkani Jug soo dhacay ma wadayo…”

 

Eng.Faysal Cali Waraabe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

madaxwayne Siilaanyo haddii uu foodkii helay macneheedu ma aha waxaan doono ayaan yeelayaa laakiin talada waa la wada leeyahay ma aha in ay koox yari dalka u taliso.
waxaynu khaati ka joognay oo magac loo bixiyay nin Faransiiska ka yimid oo
Jug soo dhacay loo bixiyay
bal hadaba waxaad ka warantaa boqol nin oo jug soo dhacay oo dalka u talinaya,dalkan jug soo dhacay ma wadayo”.

I hope it makes sense to you now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Sheekadu ma square one bay ku noqotay after 20 yrs. Eng. Faisal horta ma waalan yahay mise waa miyir qabaa? ma maamulkii habraha buu maantana yidhi ha layska wada dhex arko.......... secessionists, ninkaa iyo codbaahiyaha (mic) kala ilaaliya, hadda waa iga talo Illaahay amarkiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this