Sign in to follow this  
A_Khadar

Somaliland Oo Marki Ugu Horeysay Ka Qayb Gashay Shirweyne Arrimaha Somalia

Recommended Posts

A_Khadar   

London,(BBC)- Dalka Britain waxaa maalmahan ka socday shir lagaga hadlayo arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya, waxaana ka qayb gelaya dowlada ku-meel gaarka Soomaaliya,

maxamedabdillah.jpg
maamul-goboleedka Puntland iyo Somaliland.
Waxaa shirkan qaban-qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda iyo common wealth-ka ee Britain, waxaana uu ka socdaa xarun ku taalla meel u dhow magaalada Brighton ee Ingiriiska.
Mohamed Abdillahi
Waa markii ugu horreysay ee Somaliland ka soo qayb gasho shir noocaan oo kale ah oo lagaga hadlayo arrimaha siyaasadda ee dalka Soomaaliya tan markii ay gooni isu-taagga ku dhawaaqeen sanadkii 1991-kii, hase ahaatee wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdillaahi Cumar, waxaa uu BBCda u sheegay inaan waxba iska beddelin mowifka dowladdiisa ee ka bixidda midnimada Soomaaliya.
Waxaa kaloo shirkan ka qayb gelaya dowladaha, ururrada caalamiga ah iyo kuwa goboleed ee daneeya arrimaha Soomaaliya, waxaana diiradda la saarayaa waxa ka dambeyn doona marka uu dhammaado xilliga dowaldda ku-meel gaarka ah bisha August ee sanadkan.


Source: BBC

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;693944 wrote:
Good news malaha in waligood la aqoonsan doonin ayeey fahmeen
:D

maya waxay fahmeen hadanay fikirkooda beesha calaamka u dhibin siday somalia nabad u noqon Somalia waligeed nabad iyo xasiloono yeelan meyso:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;693949 wrote:
maya waxay fahmeen hadanay fikirkooda beesha calaamka u dhibin siday somalia nabad u noqon Somalia waligeed nabad iyo xasiloono yeelan meyso:D

;);););) You are right XX.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this