Sign in to follow this  
Somalina

Warfaa for president

Recommended Posts

Somalina   

lol... dee mid keena, ama idinka isa soo sharaxa. Hadal lee ma haynaa...

I agree with Zack.

Qof dhalinyar maba xamili karo/karto jaqjaqda badan iyo feerka dhinac walba uga imaanaayo. Qof dabaceeda Somalida yaqaan uunbaa Somali dhaqi kara... ileen 80%geeljire pop ayaa meel u fadhiyee.

Sheekada Soomaliya taal siiba Koonfurta, qabyaalad wey dhaaftey.

p.s. Abti waxba kuma haysid Warfaa, marka waa laga fiican yahay inaad dhiigyacab aad ku tilmaamtaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;693801 wrote:

Somalina dhiigyacab isaga gaar uguma sheegin, balse adigu maba taqaanid baan filayaa. Did you ever met/see him b4 this event? What do you call a person who was a member of an adminstratioon that was partly responsible for the killing of innocent civilians? Who did not denounce it or was against such attrocities when it happened? You call that a peace-builder?

Soomaaliya waxay noqotay geed caleen ka baxdo camal oo markii uu qalllalana laga tegaayo markii caleen ka soo buuxsantana la daaqaayo. Maxaa markii Sharraxaad la sheego intaas oo oday isku soo sharraxaan horta iyagoon diyaar u ahayn inay ummadda dhibka la qaybsadaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abti, aqoon shakhsiyan ma aqaano. Siyaad iyo dhinaceedana waa aqaan dad yaqaan oo la soo shaqeeyey.

Wax denbi ah oo lagu ogyahayna ma jirto. Cali Mahdi oo minister u ahaana ma ahan wax qof loogu waco dhiigyacab. Gadaal maa fiirsanaa mise horteena? when will we ever move on? Run ahaantii waxaan qabaa

Qof Soomali yaqaano inuu Soomali dhaqi karo. Ileen dadka loo talinaayo waa dad odey beeleed dhageysta, marka odeygaas, odey kale uunba la hadli kara oo gogol la fadhiisan kara... lol...

Threadkan dhan waxuu ahaa indha fur koley. Qofkaad isleedihiin waxbuu sameyn karaa keenaa, lets brainstorm. Warfaa inuu madexweyne noqonaayo ayaa isoo gaartey, been iyo runba. Reactionka ayaan ka helay laakiinse. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@abti don't be suprised haddii dad Warfaa dhaliilsan la helana. Nobody is saying halla maxkamadeeyo...lol...Wixii dhacayna waa dheceen laakiinse dadkii hore Soomaali u soo maray oo khaladaadkii dhacay wax ka geystey si toos ah....MAYA ayaa ka habboon. Warfaa wiilkiisa ama gabadhiisa car keen anigaa taageeraayee...lol Cause wax aan ku ogahay ma jirto.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;693810 wrote:
Abwaanow: Waa bishaaro'e ma qof qabiil ka maran yahay baad noo ogtahay?.... if you are at the library, swing by.

loool...Taleexi...adba soo kama marnid qabiil....Ma taas baa dhib leh in la helaa...Runtii ma oranayo qof aan abtirsan karin baa jira balse dad badan oo Soomaalinnimada ka jecel cajaladaha qabiilka ayaa jira. Immisaad aragtay qof la leeyahay waa shisheeye-kalkaal...lol...kuwaasba ka billow...

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abwaan;693811 wrote:
lol@abti don't be suprised haddii dad Warfaa dhaliilsan la helana. Nobody is saying halla maxkamadeeyo...lol...Wixii dhacayna waa dheceen laakiinse dadkii hore Soomaali u soo maray oo khaladaadkii dhacay wax ka geystey si toos ah....MAYA ayaa ka habboon. Warfaa wiilkiisa ama gabadhiisa car keen anigaa taageeraayee...lol Cause wax aan ku ogahay ma jirto.

Horta wasiirkee ayuu ahaay? yacni wasaaradee ayaa loo magacaabey, imisa ayuu hayey jagadaas?

Ajakisna waad ku qosleysey, marka adiga maku dooranaa ileen wax ku qanciya in la helaayo uma maleynaayo...lol

p.s. qof aan wax laga sheegeynin inuu jiro karo uma maleynaayo. We are Somalis after all! :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

lol @ Abwaan,.... Somalina, prof-ku intaanu u ordin madaxtinimada wadanka bal fadlan threadkan u sheeg ha akhristee waxaaba laga yaabaa inuu ka waantoobe'

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;693816 wrote:
Horta wasiirkee ayuu ahaay? yacni wasaaradee ayaa loo magacaabey, imisa ayuu hayey jagadaas?

Ajakisna waad ku qosleysey, marka adiga maku dooranaa ileen wax ku qanciya in la helaayo uma maleynaayo...lol

p.s. qof aan wax laga sheegeynin inuu jiro karo uma maleynaayo. We are Somalis after all!
:D

lol...somalina, Somali ma Ajakis iyo Warfaa keliyaa waaba iska ba'nay! Adigaba maan ku dooranno...I am sure you will do way better than odayaashaan...I have nothing against him balse I am tired of odayaashaan dalkeenni sidaas u galay. Plus yaan la isku dhammayn anigu wax walba kama soo horjeedo...Laakiin wixii xun baan ka soo horjeedaa!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;693818 wrote:
lol @ Abwaan,.... Somalina, prof-ku intaanu u ordin madaxtinimada wadanka bal fadlan threadkan u sheeg ha akhristee waxaaba laga yaabaa inuu ka waantoobe'

Lol...Taleexi ma u malaynaayo inuu ka waantoobaayo...Waano abuuris baa ka horreysey...Odayaashaan ma waantoobayaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...Taleexi... I'm sure his campaign manager reads SOL (No, it is not me). I believe the prof is on his way to Africa.

Abwaan, haddii billion dollar waa lagu siinaa ley dhaho xataa uma socdo. Ajakis ama Warfaa waaye sheekada hadda. lol

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;693825 wrote:
lol...Taleexi... I'm sure his campaign manager reads SOL (No, it is not me). I believe the prof is on his way to Africa.

Abwaan, haddii billion dollar waa lagu siinaa ley dhaho xataa uma socdo. Ajakis ama Warfaa waaye sheekada hadda. lol

lol...Somalina ma u jeeddaa inaad rabtid in wakhti naga sii dhammaado? Kuwaan ma soconaayaan ee dad kale la imoow.

Share this post

Link to post
Share on other sites
caydarus   

anigu waxan leehay leadership is for young people and they can make a difference from where we are now.I totally disagree for aged people been a leaders, and we get tired off that.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this