Saalax Posted February 8, 2011 Maxaabiistii lagu Soo Qabtay Dagaalki kalshaale ayaa la Soo Gaadhsiiyey Xabsiga Dhexe ee Burco. TUESDAY, 08 FEBRUARY 2011 Hargaysa-(Togdhnews)-Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii shalay ka dhacay Deegaanka Kalshaale ee ay ciidamada Qaranka Somaliland ay gacanta ku dhigeen ayaa la soo gaadhsiiyay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Burco, kuwaasi oo ay tiradoodu dhan tahay 13 Maxaabis, oo laga Soo Qabtay Maleeshiyadii ka soo jeeday Deegaanka Buuhoodle. Deegaamadii ay shalay ka dhaceen Dagaaladu ayaa maanta degan oo aanay wax dagaal ahi ka dhicin marka laga reebo Madaafiic salaadii hore ee Saaka laysku riday balse aan si soconin, waxaanay wararku sheegayaan in ilaa xalay ay deegaankaasi ku sii qulqulayaan gurmadyada ciidan eek u sii qulqula halkaasi. Dhinaca kale Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa soo gaadhay Masuuliyiin ka socota Maamulka Puthland oo ilaa hada ku sugan, waxaanay wararka ka imanaya halkaasi ay sheegayaan in xaalada deegaankaasi kacsan tahay kana socdaan abaabul dagaal. Si kastaba ha ahaatee dagaalkan shalay dhacay deegaanka Kalshaale ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ka dhaca halkaasi kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac ilaa hadana ma jirto cid ku hawlan wanwaan colaadeed oo ka dhacda halkaasi balse waxa ka socda abaabul dagaal oo xoogan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2011 Lol when snm militia lost the fight, they started rounding up nomads and other travelers from SSC and claimed they caught them from the war. I don’t know who they can capture prisoners when s/land militia lost the fight and sustained lots of casualties. If they continue doing this, it may really get uglier with long term effects among neighboring nomads who share water and grazing lands. This is the same tactic they ignited civil war between the clans in 80s to recruited sympathizers. This is Silanyo's best performance area. SMN should stop this madness. <O:p</O:p<O:p</O:p Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 9, 2011 Maxaabiis ku lehe...war kuwaan yaa yiraa marrasta ha laynina. Soomaali is baratay inta cid ay cid kale ku duusho oo rayid la soo qabqabto in la dhaho waa **********, qaran-diid iyo stuff weli lagama waantoobin miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 9, 2011 A_Khadar . Then why did the SSC militia fled to buhoodle? Kalshaale is still in the hands of Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2011 It's not, neither it's SSC's, it's in between the two arms. Plus nomads inner live in and around these areas. So have your militia some sense and stop creating more conflicts between the people who depend on each other especial this hard time which they already have water and grass shortage. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 9, 2011 It was ssc who attacked the army first. They are the ones who are creating the fidna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2011 kkk, are you serious? Who creates Findna? the one who is his home/towns or the one traveled miles to invade others in the name of xad baan soo xidhaynaa... War caqligu ha shaqeeyo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2011 Good news Quote Share this post Link to post Share on other sites