gooni Posted February 9, 2011 dagaalka ka socda sool iyo cayn arigtidayda waxuu la mid yahay kan ONLF waa muqadas waa un dawacadii oo gaal soo dhunkaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 9, 2011 Abwaan;693790 wrote: l laakiin why only Caabudwaaq this time? Meesha wax baa ku jira saaxiib. Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD.:) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 9, 2011 maahan qofkii xaqa aragtidiisa ka dhiibta in qabiil loo sameeyo sheekh ayubow,,, dawlad wahmi ah ama dhaan dabagaale in xudood loo raadiyo oo dad dhulkooda iska jooga oo ilaahay roob weydiisanaya ciidan aan garaado ku xiri karin darayskooda loo soodiro waa gar daro,,, aan geed loogusoo gaban,,, wiilal kale yaysan xuduuda soomaaliya kaaga dhiman Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 9, 2011 ^ Horta meeshu waa Togdheer oo xuduuddeeduna inay tahay badhtamaha magaadala buuhoodle muslim iyo gaal, SL iyo ssc way isu raacsayihin. Arinku waxaa weeyaan dad soomaalinimo ku gabanaya baa ina leh; "reer hebel" kalshaale ceel kama qodi karo. Waa wax iskaa caadii oo weligeedna dici jiray. Waaxaa cajiib ah dadkani ina leh "reer hebel waa banned" haddana ina leh "soomaalinimo" iwm.:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted February 9, 2011 AYOUB;693849 wrote: Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD. :) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni? Maxaa isku keenaa adigu iyo Ngonge, iyo JB maalin walibaa aad isku hilisaan? :o The hypocrisy of Somali politics dhe..lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted February 9, 2011 ^ Dee mujaahidintii kacaanka diiday baynu nahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 9, 2011 Caabudwaaq mixi sheegaysa? lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted February 9, 2011 AYOUB;693880 wrote: ^ Dee mujaahidintii kacaanka diiday baynu nahay. Dee ragaasii aad sheegysee naa "Mujaahidiintii Qaraankaa" ayee didaan yihiin - fair enough? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 9, 2011 Malika;693879 wrote: Maxaa isku keenaa adigu iyo Ngonge, iyo JB maalin walibaa aad isku hilisaan? :o The hypocrisy of Somali politics dhe..lol :d right on Malika! Maroodiga takarta saaran ma arkee kan kale takarta saaran buu arkaa baa heysato Ayoub. I doubt in asaga, Xundhuf, NGONGE, JB, Ibtisam and many others are united for one thing other than Duriyadnimada. If there is any thing else that brings all these folks (who are from diff habar's by the way) together, it must be the mother of all coincidences. Anagana wuu nala yaaban yahay ka waran. War Cabudwaaq ma ahee xitaa Garissa baa mudahaaraadi Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 9, 2011 No comment. This is Ayoub's playground. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 9, 2011 ^You said enough with your presence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 9, 2011 ^^ Did you not notice people mentioning my name above? Maanta waxbaa ka sii, saaxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 9, 2011 lol @ "Maroodigu takarta saaran ma arkee ta kan kale saaran buu arkaa" baa maanta talo isku fuuqsatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2011 AYOUB;693849 wrote: Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD. :) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni? Same question goes to you maxaa isu keenay XX, Adiga, JB iyo kuwa kaloo badan. Tell us saaxiib bal and let us know if that makes any different than waxa kuwan isu keenay bal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2011 NGONGE;693895 wrote: No comment. This is Ayoub's playground. I like your way of damage control. Do you work quality control field? just thought! Quote Share this post Link to post Share on other sites