Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Somali Stakeholders in London conference to discuss Post-Transition plan before TFG Mandate expires

Recommended Posts

Shir looga hadlaayo Xaaladda Soomaaliya oo ka furmey Magaalada London

 

Shir looga hadlaayo Xaaladda wadanka Soomaaliya ayaa ka furmey magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska.

 

Shirkaan waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda arimaha dibadda ee Britain,waxaana ka qaybgalaaya madax kala duwan oo kasocda Caalamka gaar ahaan kuwa daneeya arimaha Soomaaliya.

 

Wasiirka arimaha dibadda ee Dawladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo ka qaybgalaaya Shirka ayaa sheegay in sidoo kale ay kasoo qaybgali doonaan wefdi kasocda maamulada Puntland iyo Somaliland.

 

Shirka ayaa intuu socdo lagu falanqeyn doono sidii wax looga qaban lahaa xaaladda adag ee ka jirta Soomaaliya iyo sidii loo caawin lahaa Dawladda u harsan waqtiga yar kana talisa goobo fara kutiris ah oo ku yaalla Muqdisho.

 

Beesha Caalamka iyo waddamada daneeya arimaha Soomaaliya ayaa qabtay shirar badan oo looga hadlaayo xaaladda Soomaaliya.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this