gooni Posted February 6, 2011 Waxaa galabnimadii shalayto lagu toogtay xerada qaxoontiga Kenya ee Ifo 2 waddaad labadan wadaad ayaa lagu toogtay masjid hortii xili ay ku soo tukadeen masaajidka salaadii casar Dilkan toogasha ah ayaa waxaa fuliyey niman madaxa soo duubtay oo aan la aqoon ciday yihiin .inkasta oo dadka ay ufasirteen afduubashada Al.shabaab hadana majiraan cadaynrasmi ah oo lagahayo Wadaadada lalaayey ayaa waxay ka soo jeedaan gobolada soomalidu degto ee Ethopia Goobta falku ka dhacay ayaa waxaa soo gaadhay ciidanka police ka Kenya oo gabi ahaanba bandaw ku soo rogay magaalada inkastoo aanay u suura galin inay gacanta ku dhigaan gacan ku dhiiglayaashii waxdilay Waa markii ugu horaysay ee fal toogasho oo badheedh noocan oo kale ah ka dhaco xeryaha qaxoontiga dhadhaab cabsi weyn ayaa la soo daristay dadkan ka soo barakacay dagaalada ka jira dalkoodii ee 20 ka sano dawlad la aanta ahaa oo amaan buuxa ku haytay xeryaha qaxoontiga ee UNHCR Maxamud Cabdi Tuulo Xagardheer Kenya Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 6, 2011 Ilaahay ha uu naxariisto wadaada la dilay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kulmiye Posted February 6, 2011 I say eye for an eye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted February 7, 2011 Allaha u raxmado, dad baa meeshaas ii deggane, allow ii badbaadi Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted February 7, 2011 Kulmiye;693149 wrote: I say eye for an eye! sxb mawaxad kawada 2 bada marxuum ayaka ayaa hada kahor dil geystey? Quote Share this post Link to post Share on other sites