Sign in to follow this  
Fiqikhayre

UN, US, IGAD, AU and the EU go vehemently against Parliament's vote to extend its mandate

Recommended Posts

Unilateral TFP Extension is a Disservice to the Somali People

 

4 Feb 4, 2011 - 1:37:33 AM

 

U.S. Embassy, Nairobi, Kenya

 

February 4, 2011

 

PRESS RELAESE| The decision by the Transitional Federal Parliament to ignore the African Union’s request for wide consultation and instead to unilaterally extend its term beyond the end of the transition period is a disservice to the people of Somalia and a setback to the establishment of legitimate and effective government.

 

The Parliament has failed to deliver on the crucial tasks required of them by the Djibouti Peace Process to help pull Somalia out of twenty years of conflict. This unilateral and unrepresentative extension is not in the interests of the Somali people. It serves only to further undermine the credibility of the Parliament and risks strengthening al-Shabaab. This self-serving political maneuvering calls into question the suitability of the senior leadership of the Parliament as viable partners for the Somali people and the International Community as we collectively work to bring peace, stability, and progress back to Somalia.

 

We believe that this ill-conceived decision should be reconsidered and urge the Transitional Federal Government and Parliament to enter immediately into serious discussions with its regional partners, United Nations Special Representative of the Secretary General, and its key supporters in the International Community on an acceptable way forward.

 

END

---------

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Statement by Augustine P. Mahiga on Parliament’s decision to extend its mandate

 

4 Feb 4, 2011 - 1:25:32 PM

 

Press Release| I have noted the decision by the Transitional Federal Parliament (TFP) to extend theirmandate by three years. This is a disappointing decision taken in haste without the required level of discussion and consultation on how to end the transition and on the next political dispensation after 20 August 2011.

 

The consultations had actually begun with the President, the Speaker of Parliamentand the Prime Minister but have not been followed through.

 

Today I met with the African Union (AU) and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) to further deliberate on the outcomes of the IGAD Heads ofState summit in Addis Ababa on the 31 January 2011.

 

We agreed to jointly meet with the leadership of the Transitional Federal Institutions (TFIs) as soon as possible to discuss the way forward while ensuring stability and change.

 

The Somali people deserve and expect to see change. It is the responsibility of the TFIs to implement this change in consultation with major entities representing the Somali people and key partners of the international community. We will continue to work with the Somali leadership, in the spirit of transparency, cooperation and mutual trust.

 

END

---------

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland oo cambaaraysay xil kororsiga baarlamaanka federaalka ah, sheegtayna in ay la shaqaynsayo guddiga qabyo-qoraalka dastuurka.

 

Garowe, Feb 05 - War saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland, uuna saxaafadda u akhriyey wasiiru dawlaha dastuurka & arrimaha federaalka ah ee Puntland Dr. Cabdi Xasan Jimcaale ayaa lagu xusay go'aamo ka soo baxay shir aan caadi ahayn oo uu yeeshay golaha xukuumada ee Puntland.

 

War saxaafadeedka ayaa ka koobnaa 2 qodob: Qodobka 1-aad oo ku saabsanaa xil kororsiga xildhibaanada baarlamaanka federaalka ah ee Somaliya, halka qodobka 2-aad uu la xiriiray qayb-qoraalka dastuurka federaalka ah ee guddiga dastuurka.

 

War saxaafadeedka ayaa lagu qeexay in Puntland ay diidan tahay xil kororsiga baarlamaanka federaalka ah ee 3-da sano, ayna u aragto mid aan u adeegayn danta ummadda Somaliyed.

 

 

 

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Puntland ay go'aamisay in:

 

- Aan loo baahnayn xil kororsi,

- Xil kororsigu uu ka jeedinayo ummadda diyaarinta habsami u socda, u hawlagalka, maraxaladda kala guurka ah,

- Dawlada puntland in aanay aqbali doonin go'aan kasta oo ka soo baxa baarlamaanka federaalka ku meel gaarka ah ee Somaliya, sidaa darteedna Puntland ay cambaaraynayso, kana soo horjeedo, xil kororsiga baarlamaanka federaalka ah.

 

Qodobka 2-aad ee war saxaafadeedku ayaa dhigaya in:

 

- Puntland ay mabda'a ahaan taageersan tahay dastuur federaal ah oo ay yeelato ummadda Somaliyed,

- Puntland ay yaqiinsatay in qaybo-qoraalka dastuurku aanu ahayn mid si cad uga tarjumaya, nuxur ahaan, nidaamka federaalka ah, sidaa darteed ay Puntland si buuxda ula shaqayn doonto guddiga dastuurka, iyada oo u gudbin doonta talooyinkeeda iyo mawqifkeeda ku aadan qaybo-qoraalka dastuurka.

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

puntland-flag.jpg

 

Puntland State of Somalia today expressed that it will not support any term extension of the Parliament and that it will not accept any decision made by the Somali Parliament from now on.

 

It also expressed that it welcomes the Somali draft constitution in principle but that it also wishes to make it more clear in the draft constitution in regards to federalism as it feels now that federalism hasn't been yet put into stone in these draft constitution's version. Puntland will pass on it's expertise, recommendations and true understanding to the committee in charge of revising the draft constitution of Somalia, which has to be clearly based and enshrined on federalism as the sole and only form of governance for any future Somali government coming to the forefront.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Statement by the EU High Representative Catherine Ashton on the decision of Somali Parliament.

 

EUROPEAN UNION Brussels, 4 February 2011 A 046/11

 

Catherine Ashton, the High Representative of the Union for Foreign Affairs and Security Policy and Vice-President of the Commission, made today the following statement:

 

“I regret the unilateral decision taken on Thursday by the Somali Transitional Federal Parliament to extend its mandate by three years. The decision was taken hurriedly without appropriate consultations on the way forward.

 

This step risks weakening the credibility of the Transitional Federal Institutions, and of their leadership, in the eyes of the Somali population.

 

I urge the TFIs to re-engage in a broad consultation process, as it is only through such an inclusive process that there can be a sound reform agenda for the transition and beyond, and thus contribute to peace for the people of Somalia.

 

Progress achieved in this process will help the EU to define the scope and the extent of its support to the present and future institutional set up.”

 

Source: europa.eu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xildhibaan Cawad Axmed Casharo “Ninka ka hor yimid go’aankii Baarlamaanka waa nin aan dooneyn in Soomaaliya ay dowlad noqoto

 

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo shir jaraa’id ku qabtay maanta Hotel Ambassador ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaylo dhaantii dhawaan ka soo yeertay Beesha Caalamka ee ay ku diidanaayeen kordhisashadii muda saddexda sano ah ee Golaha Baarlamaanka kordhistay, waxa uuna sheegay in Baarlamaanku uu astaan u yahay Dowladnimada Soomaaliya isla markaana qofka ka horimaanaya go’aankaasina uu yahay qof aan dooneyn in Soomaaliya Dowlad noqoto.

Cawad Axmed Cashara oo ka hadlayey dhibaatooyinka haysta shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu yiri “Wadamada Deriska nala ah waxaa ka buuxa jeelashooda dad soomaali ah, fiiriya dadka maalin walba ku dhimanaya badaha, saxaraha, jeelasha, iyo kuwa barakacayaasha ah ee qaxootiga ku ah wadamada deriska ah, dhibaatadaas waxaa abuuray beesha caalamka oo aan dooneyn in Soomaaliya ka baxdo dhibaatada”.

 

Xildhibaan Cashara ayaa hadalkaas sii raaciyey “xiligii Caydiid waxaa la go’aansaday in Caydiid laga dhigo hubka balse Mareykanka ayaa diiday, qabqablayaashii dagaalka iyana in hubka laga dhigo waxaa diiday Mareykanka, marka Mareykanku ma rabo in Soomaaliya marnaba ay degto”, waxa uu intaa ku sii daray “Beesha Caalamka iyada ayaa soo jeedisay in Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 550, waxaana u sheegnay in Soomaaliya qaadi Karin 550 Xildhibaan balse sanka ayay naga geliyeen waxayna ujeedadoodu ahayd in Soomaaliya qas ku jirto”.

 

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara ayaa markii uu ka hadlayey dhibaatada ay beesha caalamka u gaysatay Soomaaliya waxa indhihiisa ka soo daadatay ilmo, isagoo sheegay in beesha caalamka ballan qaadeen in ay bixinayaan mushaaraadka ciidamada, isagoo sheegay in mudo sanad ah Ciidamada Soomaaliya aysan helin mushaarkooda, sidoo kale waxa uu sheegay in

 

Hay’adda WFP ay keentay cunto dhacday oo uu sheegay in lagu baabi’iyo ummadda Soomaaliya. “Anagu waxaan xoriyad qaadanay 1960-kii ee ma ahan in wax walba naloo yeeriyo, Talyaaniga maanta qaylinaya ee dhaha Baarlamaanka xili dheeraad ah kuma darsan kara waxa uu ahaa kii badaha Soomaaliya suntan ku shubay, isagoo ka faa’iideysanaya dowlad la’aanta Soomaaliya, maanta oo ay Soomaaliya dowlad heshayna waxa uu doonayaa in uu lugta ku dhifto dowladnimada yar ee hadda jirta”.

 

Xildhibaanku waxa uu tusaale u soo qaaday wadanka Kenya oo markii ay qalalaasuhu ka dhaceen ay u soo gurmadeen Mareykanka iyo Yurub iyagoo fulinaya danaha gaarka ah ee ku leeyihiin dalka Kenya, marka waxaan u soo jeedinayaa shacabka Soomaaliyeed in ay dantooda gartaan una kacaan sida ay maanta qaar ka mid ah wadamada Carabta u kaceen”.

 

Cawad Axmed Cashara mar uu ka hadlayey arrimaha Puntland waxa uu sheegay in Puntland ay weligeed ahayd mid u taagneyd midnimadda Ummadda Soomaaliyeed isla markaana waxay ka tabanayaan Dowladda Soomaaliyeed waxaa ka qancin doona Baarlamaanka Soomaaliya ee waa inay u kacaan sidii Soomaaliya ay dhibaatada uga bixi lahayd.

 

Ugu dambeyn Xildhibaan Cashara waxa uu sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uu yahay midka qura ee ka haray astaankii Qaranka Soomaaliyeed waxa uuna yiri “cidna ka yeeli mayno in Baarlamaanka la kala diro, waayo waxaa laga soo maray dhisitaankiisii dhibaato badan , marka waxaan leeyahay kuwa cabaadayow candhuuftiina dib u liqa”, :D sidaas oo kale waxaa isna hadlay xildhibaan Suleymaan Maxamed Cali oo isna ku mawqif ahaa Xildhibaan Cawad Axmed Cashara ayaa waxa uu caddeeyey isla markaana afka ku dhiftay in beesha caalamka aysan dooneyn in Soomaaliya ay dhibaatada ka baxdo isagoo u soo jeediyey shacabka Soomaaliyeed in ay ka tashadaan danahooda.

Dhawr beri k ahor ayey ahayd markii IGAD sheegtay in loo baahan yahay in waqtiga loogu daro baarlamaanka DFKMG, waxaa xigey in durbadiiba ay xildhibaanadu waqtiga ku darsadeen 3 sano, waxaa arrintaas dambe kordhisa degdegga ah ka hor yimid beesha caalamka oo ay ka mid tahay Qarammada Midoobey.

 

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Press release: Statement by French ministry of foreign affairs spokesman on Somalia.

 

France, as an observer of the Djibouti Agreement and as a friend of Somalia, regrets the unilateral decision of the Transitional Federal Parliament.

 

Discussions about the post transition arrangements must indeed be an opportunity for open political dialogue, and avoid unilateral decisions of a particular institution.

 

It is essential that the transitional federal institutions (President, Government and Parliament) demonstrate their credibility by acting responsibly for the benefit of the people, whose needs are immense.

 

France reaffirms its confidence to the Special Representative of the United Nations Secretary-General, H.E. Mr. Mahiga, in his efforts towards dialogue.

 

With its partners of the European Union, France will undertake an assessment of its support to Somali institutions before next August.

 

PRESS CONTACT:

Beatrice HONGO and Claire LABAT

French Embassy in Kenya

Tel: 254 (20) 277-8140/1

Cel: 0722 832 818 or 0711211736

 

beatrice.hongo@diplomatie.gouv.fr

claire.labat@diplomatie.gouv.fr

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Didn't IGAD call for an extension of parliament’s term? misleading title innit? where was Mahiga then? or the US and EU reps? aha!

 

Was the term extension illegal? too many question...so little time perhaps. :D

 

p.s. lol@France has close ties with Somalia...

Kinda like

"Yesterday we were born Spanish, in the evening we were French, at night we were Ethiopians (African slaves), today they say we are English, I don't know what will become of me"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this