Mooge Posted February 5, 2011 3-dii bisha Feebaraayo ayaa Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya kalfadhi uu yeeshay waxa uu ku daraday Mudo saddex sano ah kadib markii sidaa ay kula taliyeen wadamo ka tirsan urur gobaleedka IGAD iyo guddiga dastuurka ee Dowladda Federaalka hase yeeshee arrintaani ayaa waxaa ka soo horjeestey Beesha Caalamka ayagoo ka bixiyey aragtiyo kala duwan oo ku [...] More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites