Mooge Posted February 5, 2011 Berbera (RBC Radio):- Ganacsatada Soomaaliland ayaa cabasho balaaran waxaa ay ka muujinayaan wareegto ka soo baxdey xafiiska Wasaarada Maaliyadda maamulka Soomaaliland taasi oo lagu kordhinayo canshuurta laga qaado ganacsatada. Cabashada Ganacsatada ayaa timid kadib markii lagu wargeliyay in badeecada ay dalka keenayaan lagu kordhiyey canshuur cadad ahaan gaareysa ilaa iyo 30% taasi oo la sheegay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites