Mooge Posted February 5, 2011 Roma (RBC Radio):- Dowladda Talyaaniga oo ka mid ah wadamada taageera dowladda FKMG Soomaaliya ayaa cambaareysay xil kordhinta saddex maalmood ka hor ay sameeyeen Golaha Baarlamaanka FKMG Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho. Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in arintaasi aysan soo dhoweyneyn isla markaana ay tahay mid aan lagala tashan oo aysan waxba ka ogeyn, [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites